AK MEDIA Tv

AK MEDIA Tv Provide an overview of the importance of Facebook advertising in today's digital marketing landscape.

Qaraxyo horleh ayaa hadda dhacay Dooxa iyo Abu Dhabi, sida ay werisey wakaaladda wararka ee AFP.
02/28/2026

Qaraxyo horleh ayaa hadda dhacay Dooxa iyo Abu Dhabi, sida ay werisey wakaaladda wararka ee AFP.

Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay xaq u leeyihiin ka jawaabida weerarrada ay dhulkooda ka geysatay Iiraan, ...
02/28/2026

Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay xaq u leeyihiin ka jawaabida weerarrada ay dhulkooda ka geysatay Iiraan, sida lagu xaqiijiyay warsaxaafadeedyo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar iyo wasaaradda difaaca Imaaraadka Carabta, iyadoo weerar kasta oo ay dalalkan ku qaadaan gudaha Iiraan ay ka dhigantahay tallaabo sare u qaadaysa dagaalka ka socda Bariga dhexe.

Reuters, ayaa hadda ku warramaysa in qaraxyo laga maqlay meel ku dhow garoonka diyaaradaha magaalada Abu Dhabi ee caasim...
02/28/2026

Reuters, ayaa hadda ku warramaysa in qaraxyo laga maqlay meel ku dhow garoonka diyaaradaha magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta.

Fiiro gaar ah;

Hadda Iiraan ma beegsanayso saldhigyada Mareykanka oo keliya, sidoo kale bartilmaameedyo muhiim ah oo dalalka khaliijka ah ayay si toos ah u garaacaysa Iiraan.

Maraykanka & lsraa'llL Xisaab Khaldan bay isku dhufsadeen , Maanta iiraan Waxay Gantaaladeedii Ku hubsatay meel Walba oo...
02/28/2026

Maraykanka & lsraa'llL Xisaab Khaldan bay isku dhufsadeen , Maanta iiraan Waxay Gantaaladeedii Ku hubsatay meel Walba oo maraykanku fadhiyey oo Bariga Dhexe ah,
Waxaa Soo baxday in iiraan leedahay Awood Kufilan oo ay Kula Dagaalanto maraykanka & Xulafadiisa Bariga Dhexe

DEG DEG: Ciidamada  Israa’iil ayaa fuliyay weerarro lagu beegsaday Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Ali Khamenei, iyo Madaxw...
02/28/2026

DEG DEG: Ciidamada Israa’iil ayaa fuliyay weerarro lagu beegsaday Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Ali Khamenei, iyo Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, sida ay ilo Israa’iili ah u sheegeen Axios.

Warbixinta Axios ayaa tilmaamaysa in weerarradan ay ka mid yihiin olole militari oo US & ISRL wadajir u bilaabeen, kaas oo saaka isku raaceen Trump & Netanyahu in ay beegsanayaan hoggaanka ugu sarreeya ee Tehran.

Dagaalyahanno ka tirsan isbahaysiga ay ku mideysanyihiin ururrada Shiicada Ciraaq ee Hashd al-Shaabi, ayaa lagu dilay du...
02/28/2026

Dagaalyahanno ka tirsan isbahaysiga ay ku mideysanyihiin ururrada Shiicada Ciraaq ee Hashd al-Shaabi, ayaa lagu dilay duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen koonfurta magaalada Baqdaad ee caasimadda Ciraaq, sida uu Reuters u sheegay afhayeen u hadlay isbahaysigan.

Tani waa Baxreyn oo ay hadda ku dhaceen Gantaalada Iran oo toos ugu dhacay.Tehran ayaa kudhawaaqday in gobalka oo dhan u...
02/28/2026

Tani waa Baxreyn oo ay hadda ku dhaceen Gantaalada Iran oo toos ugu dhacay.

Tehran ayaa kudhawaaqday in gobalka oo dhan uu noqonayo xarun dagaal oo dagaalku wada gaari doono, Qatar ayaa kudhawaaqday in gantaal ka yimi Iran ay qabteen oo la burburiyey, sidoo kale Urdun ayay ku dhaceen gantaalada.

DEG DEG;Wasaaradda Difaaca ee Imaaraadka Carabta ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay  ku xaqiijisay in dhulka Imaaraadka Ca...
02/28/2026

DEG DEG;

Wasaaradda Difaaca ee Imaaraadka Carabta ayaa warsaxaafadeed ka soo baxay ku xaqiijisay in dhulka Imaaraadka Carabta lagu beegsaday gantaallo ballistic ah oo ay Iiraan soo riday, isla markaana nidaamyada difaaca cirka ay si guul leh u soo rideen tiro ka mid ah gantaalladaas.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in jajabkii gantaallada (shrapnel) uu ku dhacay deegaan la deggan yahay oo ku yaalla Abu Dhabi, taasoo sababtay khasaare hantiyeed iyo dhimashada hal qof oo asal ahaan Aasiyaan ah.

“Wasaaraddu waxay sidoo kale caddeysay in beegsigan uu yahay xadgudub cad oo ka dhan ah madaxbannaanida qaranka iyo sharciga caalamiga ah, isla markaana ay dowladdu xaq buuxa u leedahay inay ka jawaabto kororkan oo ay qaaddo dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u ilaaliso dhulkeeda,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Abu Dhabi-da Imaaraadka, hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay gantaalaha Iran ee ku dhacay bartimaameedyada dalkaa...
02/28/2026

Abu Dhabi-da Imaaraadka, hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay gantaalaha Iran ee ku dhacay bartimaameedyada dalkaas!

11/15/2025

Celebrating my 2nd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

11/19/2024

Ila daawo, qaabkii loogu dhawaaqey guusha Cabdiraxmaan Cirro

04/08/2024

FOLLOW ME

Address

Edmonton, AB
T5P1K4

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AK MEDIA Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to AK MEDIA Tv:

Share

Category