Dr mideeye

Dr mideeye Entertainment

08/31/2026

 Ayub Qassim  oo ah Somali haysta dhalashada Britain ayaa  guursaday Paige Crisp, oo ah haweeney 24 jir ahGuurka labadan...
08/28/2026



Ayub Qassim oo ah Somali haysta dhalashada Britain ayaa guursaday Paige Crisp, oo ah haweeney 24 jir ah

Guurka labadan qof ayaana aad looga hadal haya Saxaafada Ingiriiska

Paige Crisp ayaa dhawaan lagu helay dambi ku saabsan keenista daroogada loo yaqaan kanaabis taas oo iyadoo aad u badan la soo galiyey UK

Warbixinnadu waxay sheegayaan in kooxda ay qayb ka ahayd ay isku dayeen inay UK soo geliyaan qiyaastii 460kg kanaabis ah oo qiimaheeda suuqa lagu qiyaasay ku dhowaad £13.8 milyan Sida ay qortay Manchester Evening News

Sidaas darteed warbaahintu waxay Lee dahay waxaa is guursaday laba qof
Xabsi loo wado oo Xukuman halka qaar kalena Sheegayan inay yihiin laba qof Xumaan ku Caan baxay oo is guursaday wargeysyada qaar ayaa arinta kaftan ahaan u dhigay oo leh nin guursaday gabadh taajir xume ahayd maadama gabadha £13.8 milyan hal mar kaliya lagu qabtay lana qiyaasayo inay haysato malaayin dollar oo ku soo galay hanankas khaldan

Wararka qaar ayaa qoray sidan Ninkii ugu dambeeyay ee Jay Slater la joogay ayaa guursaday quruxley lagu helay dambiga tahriibinta daroogada
Qassim laftiisana wuxuu leeyahay taariikh dambi daroogo waxaa lagu xukumay xabsi dheer kadib markii lagu helay inuu ku lug lahaa koox iibisa daroogada harawiin iyo kokakiin

Jay Slater wuxuu ahaa nin ingiriis ah oo ku dhintay spain qofkuu ugu dambeeyey ee la joogayna wuxuu ahaa ayuub

Jay Slater Meydkiisa waxaa laga helay Buuro Spain ku taala 15 July 2024 Baaritaanka ayaa sheegay inuu meel 20/25 mitir ah ka soo dhacay taasoo keentay dhaawac madaxa ah oo dilay xiligaas ayaa ayuub lagu sameeyey baadhitaan waxna waa lagu waayey labada dhacdo ayaana ayuub h**e caan uga dhigay

warka marka la soo koobo waa in somalida lacagta u galayso meel kasta sanadahan dambe xitaa hadii xabsi ama tiirka loo sii w

Address

Edmonton, AB

Telephone

+17802315162

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr mideeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Dr mideeye:

Shortcuts

Share