Liban ali diriye

Liban ali diriye Entertainment

05/08/2024

Funny video ๐Ÿ˜‚

01/04/2024

Inageeya gabi ahaanteen galbayee dhaqso aanu gaarnoo

03/01/2023

maalinta ay xabadu igu dhici doonto ma aqaan" qalbiga ayaa ixanuunay,

Alaha ugaargaaro umada.

01/27/2023

Anaga dad xun maanahay ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Falanqeeyaha wayn Shaba Laala

12/18/2022

Kaa ku dhiman lahayd baa yimid ๐Ÿ˜‚

10/14/2022

Jimcaha fadligeeda alaha nasoo xijiyo.

10/13/2022

Sacab bariis ah iikeen ๐Ÿ˜‚

10/06/2022

Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?

Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?

Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?

Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh

Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata

Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa

Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .

Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?

Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa

Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala

Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?

Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ุŒ ุณุฌูŠู†"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุงู„ูŽู‘ุฐููŠ ุฎูŽู„ูŽู‚ูŽ ุณูŽุจู’ุนูŽ ุณูŽู…ูŽุงูˆูŽุงุชู ูˆูŽู…ูู†ูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ู…ูุซู’ู„ูŽู‡ูู†ูŽู‘ }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.

Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
ุนู† ุงุจู† ู…ุณุนูˆุฏ ู‚ุงู„ : " ุงู„ู’ุฌูŽู†ูŽู‘ุฉู ูููŠ ุงู„ุณูŽู‘ู…ูŽุงุก
ุงู„ุณูŽู‘ุงุจูุนูŽุฉู ุงู„ู’ุนูู„ู’ูŠูŽุงุŒ ูˆูŽุงู„ู†ูŽู‘ุงุฑู ูููŠ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ุงู„ุณูŽู‘ุงุจูุนูŽุฉู ุงู„ุณูู‘ูู’ู„ูŽู‰"

"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" ุฅูู†ูŽู‘ ูƒูุชูŽุงุจูŽ ุงู„ู’ุฃูŽุจู’ุฑูŽุงุฑู ู„ูŽูููŠ ุนูู„ูู‘ูŠูู‘ูŠู†ูŽ) ุงู„ู…ุทูููŠู†" ุŒ ุฅูู†ูŽู‘ ูƒูุชูŽุงุจูŽ ุงู„ู’ููุฌูŽู‘ุงุฑู ู„ูŽูููŠ ุณูุฌูู‘ูŠู†ู" ุงู„ู…ุทูููŠู†"

Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?

Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ู‰ : { ุชูŽุนู’ุฑูุฌู ุงู„ู’ู…ูŽู„ูŽุงุฆููƒูŽุฉู ูˆูŽุงู„ุฑูู‘ูˆุญู ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ูููŠ ูŠูŽูˆู’ู…ู ูƒูŽุงู†ูŽ ู…ูู‚ู’ุฏูŽุงุฑูู‡ู ุฎูŽู…ู’ุณููŠู†ูŽ ุฃูŽู„ู’ููŽ ุณูŽู†ูŽุฉู } .

Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!

Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?

Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga

Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad, dhinaceeda

Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?

Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan

Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.

Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?

Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.

Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :
(ูˆูŠุทูˆู ุนู„ูŠู‡ู… ูˆู„ุฏุงู† ู…ุฎู„ุฏูˆู† ุฅุฐุง ุฑุฃูŠุชู‡ู… ุญุณุจุชู‡ู… ู„ุคู„ุคุง ู…ู†ุซูˆุฑุง} :

Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu rabigeen Weyne leeyahy ุงู„ุฑุญู…ู† " ุงู„ุฑุญูŠู… ุง

Ama Nabiga Ku Salli scw Ducadana Raaci.scw scw scw scw scw scw๐Ÿ’—๐Ÿ‘‡.

09/08/2022

Thatโ€™s why we call them the king of forest.

08/02/2022

Axsan cod

07/21/2022

Lama celin karo gaarigaan ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Address

Jasper Avenue
Edmonton, AB

Telephone

+256797379536

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban ali diriye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Liban ali diriye:

Share