Ausomtv

Ausomtv Business,advertisement and entertainment

25/12/2023

PUNTLAND UMA BAAHNA HORGAL IYO NIN LA SOO GANAY OO LA XOOLAYSTAY.

ARRINTA SSC WAA IN LAGU IXTIRAAMAA GO’AANKOODA WALAALTINIMADII IYO WADA SHAQAYNTIINA AANAY NUSQAAMIN.

09/12/2023

YAA HABAR DILA OO AAN CARARIN

Waxaa Gef iyo Khiyaano Qaran ah in Hanti Dadweyne/ Gaadiid Dowladeed Inta Si Sharciga Baal Marsan Loo Kaxaysto Dad Lagu Laayo Oo weliba La baxsado

Wiilka Madaxweynaha Soomaaliyada Ba’day Ee Xamar 2 Xaafadood Oo ka mid ah Ka Talisaa uu dhalay Ayaa Falkaa Gurracan ku kacay.

Team Maxaan Cunnaa /liqnaa/Xadnaa Ee Xasan Shiikh Maxamuud Horjoogaha u yahay Xataa Sharciyada Wadooyinka iyo Shilalka Gaadiidka ma yaqaaniin.

Hadaba

Denbiyada Uu Galay Ina Gurguurte Waa Laba Denbi Mid Uu ka Galay Shacbiga Soomaaliyeed Iyo Mid Uu ka Galay Dalka walaalaheena ee Turkey.

Turkey Iyagaa Shaqadooda Qabsanaya oo waa Dowlad muwaadiniinteeda Siisa Muhiimadda Koowaad(first priority ) iyagoo maraya Xeerarka Denbiilayaasha Caalamiga ah.

Innaga Maxaa Inala Gudboon Marka

Waxaa Habboon in Wiilkaas Sharafkii iyo Qiyamkii Umadda Soomaaliyeed Ku gafay Oo Gaadiid Dowladeed intuu xaday isagoon Shaqaale Dowladeed ahayn Hadana Sidaa Yeelay
Cadaaladda La Horkeeno Isaga iyo Masuuliyiinta Safaaradda Turkey Oo Qayb ka ah Falkan.

Fg: Shabaab Si Raad gadasho ah ayay Wax Ku Dilaan Goobtana way ka baxsadaan Markay Dil geystaan.

Gudaal.

06/09/2019

Ausom Tv Dhowaan Naga fisha Barnaamijyo Joogta ah Oo ku saabsan Wacyiga Dalkan Australia iyo New Zealand Gaar ahaan Arrimaha Soomaalida. Haddii E. I.

Xisbiga Greens- ka ee Dalkan Australia  Ayaa Afur sharaf Waxay U sameeyeen Muslimiinta ku Nool  Magaalada Melbourne iyo ...
13/05/2019

Xisbiga Greens- ka ee Dalkan Australia Ayaa Afur sharaf Waxay U sameeyeen Muslimiinta ku Nool Magaalada Melbourne iyo Agagaarkeeda.

Cashada oo ka dhacday Xaafadda Layiraahdo Coolingwood ee Melbourne waxaa Soo xaadiray Muslimiin Ka kala socday Qowmiyado kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Somalia, Sudan, Eritrea, Ethiopia, India, pakistan, Bangladesh, Albania, iraq, Lebanon iyo kuwo kale.

Adam Paul Bandt Oo ah ninka Xisbigan Cagaaran ugu Tartamaya Xildhibaanka Degmada Melbourne ayaa Casuumay Muslimiinta Si uu u helo Kalsoonidooda iyo Sedex Cisho oo Qura inaga Xigto Doorasha Federaaliga ah Ee dalkan oo Kama dambaystu Tahay Sabtida Soo socota. HEI.

Hassan Gudal.

03/02/2019

Caawa 7:30 Halkan kala soco Barnaamij live Ama Toos ah. Xafladda Soo dhoweynta Madaxweyne Siciid Cabdillahi Drnni Inshaa Allah.

14/01/2019

Madaxweyne Deni Oo Maanta Xilkii la wareegay.

Golaha wasiirada Puntland Oo Todobaadka Dambe la shaacin Doono.

Iyo warar kale dhowaan Nala soco.

01/11/2017

Ausom Tv waa Channel ka hawlgeli doonna Dalka Australia wuxuuna xoogga saari doonaa Arrimaha soomaalida.

Wuxuu hawada soo geli doonaa Sanadka cusub Haddii. E. I.

khudbad Taariikhi ah wasiirkii hore ee Haweenka Puntland aniso
15/08/2017

khudbad Taariikhi ah wasiirkii hore ee Haweenka Puntland aniso

★ ★ ★Channel-ka DALDOON TV★ ★ ★ BOOQO:- WWW.SOOMAALIDOON.COM 💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ MAHADSANID💕 💕 💕

15/08/2017

Gudaal Productions. Melbourne Based Somali Production company Email us at [email protected]

Address

Melbourne, VIC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ausomtv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ausomtv:

Share