11/03/2026
🔴Iiraan oo beegsatay keyd shidaal oo ku yaal dekedda Salala ee Cummaan ayaa digniin u dirtay Dekedda Jebel Cali, Dekedda Khalifa iyo Dekedda Rashiid ee Imaaraadka Carabta, iyo sidoo kale Dekedda Khalifa Bin Salmaan ee Baxrayn.
Dekedda Salala ayaa ah tan ay ugu adeegsiga badan yihiin dadka Soomaaliyeed, halkaasi oo la geeyo xoolaha lagana soo raro badeecadaha, iyada oo xilli horeba suuqyada Soomaakiya la arko sare u kac shidaal.