Abdiaziz Media

  • Home
  • Abdiaziz Media

Abdiaziz Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiaziz Media, .

Kusoo dhawaada bogga Abdiaziz Idiris😍🤍
Bogan waxad ka heli doontaan
✔️Warar xaqiiqo ku dhisan
✔️Aragtiyo & Falanqeyn
✔️Qoraalo wacyi galin ah
Fadlan follow & Shere si aad ula socoto wixii cusub
Mahadsanidiin dhamaan taagerayasheyda🙏

22/09/2026

Erdoğan oo Qaramada Midoobay ka jeediyay khudbad adag oo uu ku dhaliilay Yuhuudda — maxay ahayd...

22/09/2026

Turkey 🇹🇷 & Uganda 🇺🇬 ayaa somalia isku haysta!!👇

Madaxweyne Erdogan Somalia 🇸🇴  🇹🇷
22/09/2026

Madaxweyne Erdogan Somalia 🇸🇴 🇹🇷

Madaxweyne Erdogan oo jeedinaya khudbaddiisa Qaramada Midoobey: "Waxaan taageereynaa amniga, horumarka & awood-siinta hey'adaha dowladda Soomaaliya."

Mas'uuliyiinta Israa||| ayaa ka baxay xarunta QM marka uu hadal-jeedinta bilaabay Erdogan.

22/09/2026

Waanka Xumahey 😢in ladiley Gabadhan yar oo Bilan lagu magacabo ayaa baraha bulshada caan ka noqotey dhawaan cadow ayey yeelatey markii muuqaalo laga duubey!

22/09/2026

Aabe gabar ugu dhaley…

 : Labo walalo ah oo mataana ah ayaa wajahaya in laga soo musaafuriyo dalka Swedan loona soo diro Soomaaliya, Iyadoo Hoo...
22/09/2026

: Labo walalo ah oo mataana ah ayaa wajahaya in laga soo musaafuriyo dalka Swedan loona soo diro Soomaaliya, Iyadoo Hooyadood iyo walalahood ay ku nool yihiin dalka Swedan.

Alia iyo Abdinajib ayaa hadda lagu hayaa xarun ay maamusho Hay’adda Socdaalka Sweden ee Migrationsverket, waxaana la qorsheeyay in Soomaaliya loo masaafuriyo 22-ka Sebtembar.

Gabadh Somali ah oo Xaliimo la yiraahdo ayaa Kenya 🇰🇪 aad loogu hadal hayaa, ka dib markii la arkay iyadoo Caano 🥛 suuqa...
22/09/2026

Gabadh Somali ah oo Xaliimo la yiraahdo ayaa Kenya 🇰🇪 aad loogu hadal hayaa, ka dib markii la arkay iyadoo Caano 🥛 suuqa ku iibineysa isla markaana iPhone 📱16 Pro Max ay leedahay isticmaaleysa.🇸🇴🇰🇪

Waa lamaane dhawaan ku aqal galay Muqdisho. Libaaxa bakooradda wata ayaa dalka dib ugu soo laabtay, halka xaajiyadiisuna...
22/09/2026

Waa lamaane dhawaan ku aqal galay Muqdisho. Libaaxa bakooradda wata ayaa dalka dib ugu soo laabtay, halka xaajiyadiisuna ay soo dhaweyn diirran u sameysay. 😂🤷‍♂️

“Suqaar ayaad tahay, Obsess-na maanta ayaan kugu ahay. Camal ma shaqeeyaan? Lacag haddii aadan haysan, tolkaaga ayaad sabta u karinaysaa; korontadana marka ay cilad yeelato, adiga ayaa cillad-bixiye noqda!” 🤔😂

Qurux iyo Gym keliya waxba laguma gaaro—shaqo iyo dadaal ayaa muhiim ah. Naftiinna wax u tara, haddii aad wax maqleysaan. 😅

Hambalyo ayaan u direynaa lamaanaha cusub! ❤️💍
Ilaahay ha ka dhigo guri barwaaqo, jacayl iyo farxad ku dhisan. ❤️

SomaliAirlines🇸🇴 oo taagan Garoonka O.R. Tambo ee Koonfur Afrika, maalmo dhow ayaa lagu wadaa in ay ka soo degto Muqdish...
22/09/2026

SomaliAirlines🇸🇴 oo taagan Garoonka O.R. Tambo ee Koonfur Afrika, maalmo dhow ayaa lagu wadaa in ay ka soo degto Muqdisho, dibna u goooshto soddon sanno ka dib.

📸SaraJabril

Maamulka Woqooyibari ayaa xannibey gaadiid raran oo markii u horreysey muddo saddex sanno ah ka yimi dekedda Berbera ee ...
22/09/2026

Maamulka Woqooyibari ayaa xannibey gaadiid raran oo markii u horreysey muddo saddex sanno ah ka yimi dekedda Berbera ee Somaliland soona jeexay jidka Burco & Laascaanood, oo xidhan tan & dagaalkii Goojacadde.

WBS ayaa xabsi dhigtey dareellada gaadiidka oo sagaal qof ah, waxaana weli ciidanku hayaan gaadiidka oo u raran ganacsatada Laascaanood.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiaziz Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your establishment to be the top-listed arts & entertainment?

Share