Pulshawi Production

Pulshawi Production Inaad nagu soo biirtay farxad weyn bey no tahay 🙏 Team Pulshawi

Waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay Degmada Bandiiradley Xoghayaha Guud ee Ururka Karaama iyo Hoggaamiyaha Ururka, Shee...
07/24/2026

Waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay Degmada Bandiiradley Xoghayaha Guud ee Ururka Karaama iyo Hoggaamiyaha Ururka, Sheekh Muxyadiin Yuusuf Barre.

Soo dhoweynta ayaa ahayd mid si weyn loo soo agaasimay, taas oo muujinaysa taageerada iyo kalsoonida ay bulshada u hayaan hoggaanka Ururka Karaama. Guul iyo gobannimo

Xisbiga karaama wafti ku wajana dagmada bandiraley iskuna diyaarinaya so dhaweynta musharax hogaamiye madaxweyne ee galm...
07/24/2026

Xisbiga karaama wafti ku wajana dagmada bandiraley iskuna diyaarinaya so dhaweynta musharax hogaamiye madaxweyne ee galmudug

04/12/2026

Haddii fahmayaan macnaha Suurada la Akhrinaayo iyo ilaahay inuu jawaabayo may san qelilahen🥲

Caruurtaada ureeb sawiro xasuusa dhaxal gala maalmaha Ciida💥📸  sogaara Bulshaawi studio
03/18/2026

Caruurtaada ureeb sawiro xasuusa dhaxal gala maalmaha Ciida💥📸 sogaara Bulshaawi studio

Bulshaawi studio wa idin diyaar kuso dhawoow farxada ciidda sawiro qurxon soboqo oo qaado sawiro xasuus ku ah malintada ...
03/16/2026

Bulshaawi studio wa idin diyaar kuso dhawoow farxada ciidda sawiro qurxon soboqo oo qaado sawiro xasuus ku ah malintada ciida

01/16/2026

Madaxweenaha hassan shiikh oo lascaano kuwajahan

12/28/2025

Casimada umada somaliyeed oo caawa hadashay 🇸🇴

Indhuhu qabteen, qalbiguna ogolaadayWaan idin salamay asxabteyda ilajoogtaPulshawi Production
12/08/2025

Indhuhu qabteen, qalbiguna ogolaaday

Waan idin salamay asxabteyda ilajoogta
Pulshawi Production

11/29/2025

Madaxweyne h**e Farmaajo oo qaabilay Gabar dhalinyaro ah oo baahiyaha gaarka ah qabta

Address

San Diego, CA

Telephone

+16195549778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pulshawi Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Pulshawi Production:

Shortcuts

Share