08/13/2024
suuriyaanku iyagoo qaxotiya cunsuri yihiin
Africa iyo carabta kumaan arag meel intaa qof muwaadina oo dalkiisa jooga kuladagaasho oo dadka meesha marayaa kuwada dileen majiro hadii xataa qofku hortooda kugu maago waa lagu wadadilayaa dhalinyaro iyo waayeelba
ilaa kenya maahane
waxaa lagayabaa in xitaa dadkaan siriyaanka ah caqiido ahaan aan kaladuwannahay oo shiico weliba qolada calawiyiina ah ayaa ubadan siiriya naceeb ayaajirikaro caqiido kusaleeysan
hal adeega dhiiranaanta gabdhaha iyo wiilasha dalkooda jooga kula dhaqmayaan aflagaadada joogtadaa
waxaasababay iyagoo bilaa sharci iyo bilaa xisaab kujooga dalkeena eynaane ogeene cid baartay caqiido ahaan iyo caafimaad ahaanba
ayee garteen iney gabdhaheena iyo wiilashena dalkoodi jooga ku dhax cayaan weyiba erayo cunsuriyad kamuuqato waxaan kaxasuusta
ximar cabiid ayad iiyahay waad madowdahay iyo adoomo ayaad tihiin maal heysto meeshi idinka leydin lahaan lahaa
waxey ugarteen ineysan imaan dal dadleeyahay hadaladooda ayaadna kagaran kartaa
haduu kudulmiyo ajnabi joogasomalia somalidu ajnebiga ayeey lajiraan gar iyo gardaraba
inkee cadaalad uguma garqaadayaan waa yaab waxaa lagayaa iney ajanabiga lajiraan oo adiga uwaadinkaa wax kaadilaan siduu ula weyn yahay ajnabigu darteed
ugu danbeen waxaan baaq udirayaa 2 dey adood ee somaliyeed
1 hay ada socdaalka iyo jinsiyada
2hey ada fayadhowrkuba
waa iney shaqadoda qabsadaan
mudane Talasame