IGA DABO GEE

IGA DABO GEE AAN KAA DABO GEEYO WIXII DHACAY

Maanta waxa la duqeeyay Falastiin Magaalo la dhaho Khan yunis ( waxa ku dhimatay in kabadan 400+ oo qof ) Allaha u Naxar...
07/13/2024

Maanta waxa la duqeeyay Falastiin Magaalo la dhaho Khan yunis ( waxa ku dhimatay in kabadan 400+ oo qof )

Allaha u Naxariisto Dhamaantood waa shahiideen Caalamka Kale xasuuqaan waxba k**a dhihin indhaha ayaa laga laabtay.

Dowlada somaliya waxay soo rogtay canshuurta iibka Ee loo yaqaan ( VAT ) mar walba oo aad wax iibsato waxaad bixineysa C...
07/13/2024

Dowlada somaliya waxay soo rogtay canshuurta iibka Ee loo yaqaan ( VAT ) mar walba oo aad wax iibsato waxaad bixineysa Canshuur dheeraad ah

Hadaba caalamka kale Waaka jirta canshuurtan Balse dalalka islaamka k**a jirto
1 iyo 2bo wadan mooyaane !

Suaashu waxay tahay Canshuurtaan ma dalkaa wax loogu qaban doona mise jeeb Shaqsiyadeed ayey ku dambeyn doonta??!!!

Inkastoo Arnold Goal uu dhaliyay Hadana waala Baartay Mala is dhihi kara ? 😂
11/28/2023

Inkastoo Arnold Goal uu dhaliyay Hadana waala Baartay Mala is dhihi kara ? 😂

06/10/2021

.

Address

Minneapolis, MN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IGA DABO GEE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share