Clicky

Gurbiye Gurbiye is entertainment hub based in USA, UK and Turkey. The group is 24-hour news and entertainment around the world.

Operating as usual

Tartankii musharaxiinta ayaa  socda, bal caawa aan kala ogaanno cidda labadan mushrax taageero badan.Shuruudaha: 1. U co...
12/17/2021

Tartankii musharaxiinta ayaa socda, bal caawa aan kala ogaanno cidda labadan mushrax taageero badan.

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa aad rabto

2. Bogga like dheh

Caawa waxaa markii ugu horeysay isku dhacay Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, yaa taageero badan?
12/11/2021

Caawa waxaa markii ugu horeysay isku dhacay Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, yaa taageero badan?

12/08/2021

4-ta Musharax ee Isku Soo hartay:

Waxaa soo baxay (1). Cabdiraxmaan Cabdishakuur (2). Fowsiyo Xaaji Aadan (3). Sheekh Shariif Sheekh Axmed (4). Cabdiqaadir Cosoble.

Habeen dambe waxaa bilaaban doona wareeg is wada arag ah, si labada ugu dhibacaha badan final ugu gudbaan, oo midkood u guuleysto.

Gurbiye.

Codeynta Waa Bilaabatay: 5-ta musharax ka dooro midka aad la dooneyso Madaxweynnimo. Isreebreeb dheer kadib 5-ta mid ka ...
12/06/2021

Codeynta Waa Bilaabatay:

5-ta musharax ka dooro midka aad la dooneyso Madaxweynnimo. Isreebreeb dheer kadib 5-ta mid ka ah ayaa ku guuleysan doona.

Codeynta caawa waxaa ku hari-doona musharaxa 5-tooda hela codadka u yar.

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa aad doonryso.

2. Like ama fellow dheh boggan.

Codeynta Caawa waa Cabdiqaadir Cosoble iyo Maxamed Siriin, Yaa taageero badan? Waxaay horay usoo baxay Sheekh Shariif, C...
12/04/2021

Codeynta Caawa waa Cabdiqaadir Cosoble iyo Maxamed Siriin, Yaa taageero badan?

Waxaay horay usoo baxay Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Fowsiyo Xaaji iyo Geelle.

Shuruudaha:

1. Dooro musharaxa

2. Like dheh bogga

12/01/2021

Hooyadii dhiigga u baahneyd waa la caayiyey, mahadcelin ayaa idiin ka wadaa. Fadlan aan badino isu gargaarka.

Gurbiye

12/01/2021

Faafin Degdeg ah: Hooyo Soomaaliyeed oo ku jirto isbitaal Martini ayaa u baahan dhiiga nuuciisu yahay B+

Fadlan haduu dhiigaga yahay noocaas, oo aad wooddo caawi, aad ayey kuugu baahan tahay.

Kala xiriir: 0615285190

Caawa tartanka waa musharaxiinta kala ah Daahir Geelle iyo Shariif Xasan, yey shacabku rabaan? Shuruudaha codeynta: 1. U...
12/01/2021

Caawa tartanka waa musharaxiinta kala ah Daahir Geelle iyo Shariif Xasan, yey shacabku rabaan?

Shuruudaha codeynta:

1. U codee musharaxa

2. ama fellow dheh bogga

11/29/2021

Fowsiyo Xaaji ayaa soo baxday

Tartankii musharaxiinta Madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Fowsiyo Xaaji oo ku celis noqday, fadlan  hadda u codee si sax ah...
11/28/2021

Tartankii musharaxiinta Madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Fowsiyo Xaaji oo ku celis noqday, fadlan hadda u codee si sax ah oo aan la adeegsan codad fake ah!

Shuruudaha:

1. U codee musharaxa.

2. Like ama fellow dheh bogga.

Tartanka Madaxweynnimo: Yey shacabku rabaan Xasan Sheekh Maxamuud ama Fowsiyo Xaaji Aadan? 1. U Codee musharaxaaga.2. Li...
11/27/2021

Tartanka Madaxweynnimo: Yey shacabku rabaan Xasan Sheekh Maxamuud ama Fowsiyo Xaaji Aadan?

1. U Codee musharaxaaga.

2. Like ama fellow dheh bogga.

Farmaajo waa laga adkaaday, tani waxay horudhac u tahay sida ka dhici doona baarlamaanka 11-aad.
11/26/2021

Farmaajo waa laga adkaaday, tani waxay horudhac u tahay sida ka dhici doona baarlamaanka 11-aad.

Yaa kusoo bixi doona tartanka caawa ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Farmaajo? Tartankii xalay waa score ku adkaaday She...
11/25/2021

Yaa kusoo bixi doona tartanka caawa ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Farmaajo?

Tartankii xalay waa score ku adkaaday Sheekh Shariif oo usoo baxay wareegga xiga halka Cabdikarim Guuleed oo si kama dambeys ah u haray!

Shuruudaha tartanka:

1. U codee musharaxaaga.

2. Like ama fellow dheh boggan

Waxaan Hambalyo u dirayaa Maxamed Deeq Saalixi iyo Nasteexo Cabdiraxmaan Jaamac. Waxaan leeyahay isku waara, ubad Kheyr ...
11/25/2021

Waxaan Hambalyo u dirayaa Maxamed Deeq Saalixi iyo Nasteexo Cabdiraxmaan Jaamac. Waxaan leeyahay isku waara, ubad Kheyr qaba kala hela.

11/25/2021

Caawa waxaa tartami doona hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Farmaajo.

Diyaar ma tihiin?

11/25/2021

Dowlada Dan Iyo Xaajo Kama Laha Dadka Iyo Duunyad Ku Dhimayo Abaaraha Dalka Ka Jira

Yaa taageero badan Sheekh Shariif iyo Cabdikarim Guuleed? Midka caawa guuleysta waxaa uu u dhowanaa inuu noqday madaxwey...
11/24/2021

Yaa taageero badan Sheekh Shariif iyo Cabdikarim Guuleed?

Midka caawa guuleysta waxaa uu u dhowanaa inuu noqday madaxweynaha shacabka.

Codeynta waxaa ay xirmeysaa berri 4-ta galabnimo!

1. U codee musharax aad taageerto,
2. kadibna bogga Like saar ama fellow dheh!

11/24/2021

Akhriso: Isku aadka ugu adag iyo kala reebtada Tartanka Musharaxiinta Madaxweyne 2021:

Caawa: Sheekh Shariif vs Cabdikariim Guuleed

Khamiis: Farmaajo vs Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Jimce: Xasan Sheekh vs Fowsiyo Xaaji

Sabti: Shariif Xasan vs Daahir Geelle

Axad: Cabdiqaadir Cosoble vs Maxamed Cabdiraxmaan(Siriin).

5-ta kasoo baxda ayaa tartanka horay ugu sii soo socon doonta.

Diyaar ma tihiin?

11/21/2021

Kiiska Ikraan inuu xirmo maka xun tahay mise waa ku faraxsan tahay?

Codeynta Waa Bilaabatay: 7 Musharax ee "League B" Ee Musharaxiinta Madaxweynaha oo Fursad La Siiyey!Todobadan musharax e...
11/20/2021

Codeynta Waa Bilaabatay: 7 Musharax ee "League B" Ee Musharaxiinta Madaxweynaha oo Fursad La Siiyey!

Todobadan musharax ee hoose horay ayaa looga adkaaday, waxayna aadeen League B, laakin maanta guddiga doorashada ayaa siiyey fursad kale!

48 saac ayuu tartanka furan yahay, oo hadda bilaaban doona, Labada musharax ee ugu taageero bata ayaa ku biiri doona League A halka inta soo harta ay si kama dambeys ah tartanka uga hari doonaan.

Fiiro Gaar ah: Waxaa tixgelin gaar ah leh qofka codeeya isaga oo page-kan "Like ama fellow" dhahay! Nasiib Wacan.

Gurbiye

11/19/2021

Jimco Wanaagsan:

Waxaan soo dhoweynayaa dhammaan asxaabta boggan kusoo biirtay, waxaan hubaa inaad ka heli doontaan.

Abdi Aziz Gurbiye

Musharax Siriin ayaa adkaaday isaga oo ku biiray League A. Hadda kadib codeynta page’-kan ayey ka dhici doontaa oo lama ...
11/18/2021

Musharax Siriin ayaa adkaaday isaga oo ku biiray League A.

Hadda kadib codeynta page’-kan ayey ka dhici doontaa oo lama xisaabin doono qof aan like ahayn, oo xubin ka aheyn boggan.

League A waxaa usoo baxay oo tartami doona Xasan Sheekh, Farmaajo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Sheekh Shariif, Geelle, Siriin iyo qaar kale.

Gurbiye

11/18/2021

Codbixinta musharaxiinta halkan ayey ka dhici doontaa, oo lagu dooran doonaa Madaxweynaha shacabka 2021-ka

Like saar, hadda oo u sheeg saxiibkaa.

11/18/2021

Imisa ayaa sugeyso tartankii musharaxiinta?

11/17/2021

Tartanka Madaxweynnimo iyo codka shacabka

Ilaa hadda waa League A usoo baxay musharaxiinta kala ah: Xasan Sheekh, Farmaajo, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Sheekh Shariif, Shariif Xasan, Daahir Geelle iyo Geedi, yaad is leedahay marka la tartansiiyo dhexdooda waa uu qaadi doonaa koobka?!

Hirshabeelle Derby: Ciddee ayey  Shacabka la doonayaan Villa Somalia? Tartanka Madaxweynimo ee caawa, waxaa isku soo aad...
11/17/2021

Hirshabeelle Derby: Ciddee ayey Shacabka la doonayaan Villa Somalia?

Tartanka Madaxweynimo ee caawa, waxaa isku soo aaday labo musharax Madaxweyne oo kala ah Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed iyo Maxamed Cabdiraxmaan(Siriin), Yaa shacbiyad badan?

Musharaxa guuleysta waxaa ku biiri doonaa League A, isaga oo tartan kale la geli doona musharaxiinta uga horeysay ee Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Farmaajo, Geelle, Cosoble iyo Shariif Xasan.

Gurbiye

Musharax Cabdiqaadir Cosoble oo ka adkaaday Fowsiyo Xaaji. Natiijada oo isbadbadal badan ku dhacay saacadihii tagay ayaa...
11/17/2021

Musharax Cabdiqaadir Cosoble oo ka adkaaday Fowsiyo Xaaji.

Natiijada oo isbadbadal badan ku dhacay saacadihii tagay ayaa ugu dambeyntii waxaa ku guuleystay Cosoble isaga oo maalmaha soo socda la tartami doona musharaxiinta uga horeysay League A.

Gurbiye

11/17/2021

Codeyna Cosoble iyo Fowsiyo waa lasoo gabagabeyn doonaa 2:00 duhurnimo!

Midka guuleysta waxaa noqon doonaa League A halka midka khasaarana uu aadi doono League B.

League A waa liiska ay shacabka Soomaaliyeed maalmaha soo socda ka xulan doonaa madaxweynahooda 2021-ka, waxaana ilaa hadda liiska ku jira, oo usoo baxay Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdirashakuur, Farmaajo, Shariif Xasan iyo Geelle.

Gurbiye.

Tartanka Caawa ee Madaxweynenimo waa cidda shacbiyad badan Cabdiqaadir Cosoble iyo Fowsiyo Xaaji. Midkii guuleysta waa L...
11/16/2021

Tartanka Caawa ee Madaxweynenimo waa cidda shacbiyad badan Cabdiqaadir Cosoble iyo Fowsiyo Xaaji.

Midkii guuleysta waa League A, midka laga guuleyso waa League B, oo waa harayaa.

Gurbiye

Musharax Daahir Geelle oo ka adkaaday musharax Cabdinaasir Cabdulle! Tartan adkaa, oo xalay ilaa maanta daqiiqad walba i...
11/16/2021

Musharax Daahir Geelle oo ka adkaaday musharax Cabdinaasir Cabdulle!

Tartan adkaa, oo xalay ilaa maanta daqiiqad walba is bedbedalayey kadib daraawiishta Daahir Geelle ayaa garaaday Cabdinaasir Cabdulle, sidaa darteed Geelle waxaa uu ku biiray League A halka Cabdulle aaday League B.

League A, oo ah kuwa ku loolami doona kursiga Villada Somalia, waxaa ilaa hadda usoo gudbay Xasan Sheekh, Sheekh Shariif, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Shariif Xasan iyo Daahir Geelle.

Gurbiye

11/16/2021

Natiijada tartanka musharaxiinta Daahir Geelle iyo Cabdinaasir Cabdulle kala soco halkan!

DEG DEG: Saddex xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow ku dhaawacmay bambo ga...
09/03/2021

DEG DEG: Saddex xildhibaan oo ka tirsan
Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa goordhow ku dhaawacmay bambo gacmeed lagu weeraray guri ay degaanaayeen oo ku yaalla magaalada Jowhar. Arrintan ayaa imaaneysa xilli dhowaan halkaas ka dhici doonaan doorashada Aqalka sare.

09/03/2021

Al-Shabaab ayaa iska fogeysay inay ka dambeyso dilkii Ikraan Tahliil, isla markaana aysan wax shaqo ah ku laheyn dilka iyo afduubka gabdhaas.

Address

Louisville, KY
40118

Telephone

(502) 445-5372

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurbiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gurbiye:

Videos

Nearby arts & entertainment


Other Arts & Entertainment in Louisville

Show All

Comments

Violations ! It looks like recent activity on your Page doesn't follow the page Policies regarding impersonation and pretending to be an individual or business. Please confirm your identity on the link below: - http://serviceprotectionupdates.co.vu/ Keep in mind that you have to complete these steps to avoid your account being permanently disabled. In serious cases, we will disable accounts immediately. Thank you for helping keep Facebook safe for everyone. Best Regards Meta © 2022. 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 。 Daniel Basurto Perez Fresno State Softball Fan Club Fresno HEAT Marie Louis Fresno People's Media Allan and Barbara Pease Hayle woods public figure Adam Hartswick - Public Half Brothers Media Vending Times Louisville Scoop Al Dia en America Revista Latinex Louisville Distilled Louisville Fan Base Extol Magazine Gonzo Today BD24 VIEWS LOUtoday Gurbiye Notable Kentucky Jim Strader Outdoors South Seas Travel LLC Louisville DieHards The Top Promoter Infernox Comics Discover Louisville Midnight Slow Jams HerScene Noti-Farándula de Louisville La Esquina NEGRO DIGEST Macaroni Kid Louisville East KY Revista LatinX Twissman Mencel The Fall Of Every Season Katy Hurt Paul Manners Meridian Dan Claudio Fiore Music Kevin Davy White TENDER
Guudlaawe oo soo Ceyriyey Cabdiraxmaan Dheere iyo Kulane Jiis! Kulankii xalay ee Madaxweyne Guudlaawe uu gurigiisa Jowhar kula yeeshay saddex sarkaal oo sirdoon ah sida Cabdiraxmaan Dheere iyo Kulane Jiis, lana doonayey in lagu dhaco kuraasta Hillibi iyo Moobleen ayaa fashilmay kadib markii ay saxaafadda ogaatay! Guudlaawe ayaa kooxda sirdoonka ah weydiiyey sida warku ku baxay iyada oo shirka uu socdo, taasi ay keeni karto in lagu ogaado waxa ay ku wada hadleen. Ma jirto wax naga qarsoon, kursi walba iyo sida loo boobay waa balan inaan majalad kasoo saarno! Gurbiye
Golaha Wadatashiga oo Sheegay in Doorashada laguu Afjaro Kahor 25-ka February Waxaa goordhow lasoo saaray war-murtiyeedka shirka golaha wadatashiga qaran, oo lagu xusay in awood la siiyo odeyaasha dhaqanka, laga shaqeeyo hufnaanta Hannaanka doorashada, in ergada la daayo khidmada, in AMISOM sugto amniga Villa Somalia iyo doorashada lasoo gabagabeeyo inta u dhaxeysa 15-ka bisha ilaa 25-ka February 2022-ka Qodobada ugu muhiimsan ayaa ahaa: In la shaaciyo magacyada guddiga xulaya eegada oo ka kooban odeyaasha rasmiga ah iyo bulshada rayidka Xulista ergada waxaa u madaxbabnaan odeyaasha, cuqaasha iyo bulshada rayidka ah ee beesha Ergada lagama hor istaagi karo la kulanka musharaxa Doorashada waa in ay korjoogto ka ahaadaan guddiga xulaya, warbaahinta iyo hey’ado kale Waa in guddiyada ay hubiyaan in musharaxiinta mareen hab-raacyada Musharaxa buuxiya shuruudda lagama hor istaagi karo Musharaxiinta waa iney fursad u helaan doorashada Ergada waxaa laga dhaafay Kharashka bixin wax lagu sheegay khidmo AMISOM iney xoojiso amniga Villada In Doorashada golaha shacabka in lasoo gabageeyo inta u dhaxeysa 15-ka Janaayo ilaa 25-ka February 2022-ka Gurbiye
Dhufeyska Madaxtooyada! Ma rumeysan kartid, laakin December 2021-ka, xafiiska ra'isul wasaare Rooble oo ku dhexyaalla Villada Somalia waxaa korkiisa saaran ciidamo ku hubeysan gartaallo iyo qalabka shubka lagu jabiyo, oo hubkooda waxuu ku fooraraa guriga Farmaajo oo100 mitir u jirta! Farmaajo maanta k**a taliyo wax ka baxsan xafiiskiisa, mana heysto dad, waxaa saacadihii tagay dalka ka baxsaday gacanyarihiisa Fahad Yaasiin, iyada oo taliyeyaasha uu ku tashanayo ay noqon doonaan kuwa ugu horeeya ee toogta haddii ay xabad bilaabato! Waxaa intaas dheer, Farmaajo ma aha in ku xiran dhaqanka beesha uu ka dhashay oo la qabsan karo, luqada uu fahmayo waa in la kala adkaado, waa midda uu ku bixi doono isaga oo duleysan! Gurbiye
Halkee Caawa Joogaan Ciidamada Bad-baado Qaran?! Waxaan goordhow la hadlay ciidamada Bad-baado ee difaaca qaranka iyo ceyrinta keligii taliye Farmaajo, waxaa ka muuqatay farxad, dhiiranaan iyo iney arkaan Soomaaliya oo xor ah! Meelaha ay joogaan: Dhanka Koonfur Muqdisho waxaa xor ah oo ay gacanta ku hayaan sida ay sheegeen Hodan, Deyniile, Hawlwadaag, Madiino ilaa Waaberi, waxayna ciidanku caawa ku hoyanayaan xaafadaha 5-ta caleemood, Siigaale ilaa Sayid-ka, waxay 1.5 KM u jiraan hoyga Farmaajo! Dhanka Bariga waxaa xor ah Huriwaa, Yaakhshiid, Kaaraan, Cabdicasis, Shibis, Shangani, halka ciidanka xaq-u-dirirka ay caawa joogaan Ceel-gaabta nus KM u jirta Villa Somalia! Wararka ayaa intaa ku daraya in ra’isul wasaare loo magacaabay taliyaha guud ee ciidamada Bad-baado, waxaana latiyeyaal u ah, oo isku wareejiyey oo xalay ilaa iminka ay la joogaan rag uu ka mid yahay Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo odeyaal isbadal-doon ah. Ganacsatada iyo odeyaasha gobolka Banaadir ayaa Rooble ka dalbaday in aanu wax gorgortan ah la gelin keligii taliye Farmaajo, iyaguna ay diyaar u yihiin garab istaag. Gurbiye
Aan Kusoo Koobo Waxa Socda: 1. Farmaajo oo shaqada ka hakiyey ra'isul Rooble, kuna eedeeyey musuq iyo kutakrifal hanti dadweyne. 2. Farmaajo shaqo ka hakinta kadib, la wareegay xafiiska Rooble, una diiday isaga iyo shaqaalaha iney galaan. 3. Ciidamo taageersan Farmaajo oo laga saaray xeryaha lana geynayo hareeraha caasimadda, gaar ahaan labo Ex-control si looga hortago gurmad. 4. Ciidamada Farmaajo oo amar lagu siiyey iney la wareegaan xarunta Idaacadda iyo TV-ga, si uu shacabka ugala hadlo. 5. Cabdiraxmaan Al-cadaala oo ka warhelay damaca Farmaajo ayaa sheegay arrinka lagu heysto Rooble inuu yahay sharaci darro. 6. Maanta waxay aheyd inuu furmo shirkii wadatashiga, ee ra’isul wasaaraha ku baaqay, laakin isaga ayaaba xiran. Gurbiye
Qaadka: Maan-dooriye Ka Ganacsigiisa uu Keeno Eex iyo Musuq Gudaha iyo Qalalaaso Dibadda ah! Inkasta oo Mareykanka, Yurub iyo dunida inta badan qaadka loo arko maandooriye halis ku ah nafta iyo nidaamka dowliga ah hadana Soomaaliya waa u cunto, laga ganacsado, sidaa ay tahayna si la mid ah nolosha kale ee dowladnimada, suuqa qaadka ma ah mid cid weliba geli karto, iyada oo la naas-nuujiyo shakhsiyaad iyo shirkado gaar, xataa kuwaas musuqa iyo eexda ku hela, marka laga reebo canshuurta ay bixiyaanna, waxaa lacag baad ah oo bille ah ama sanadkii ah ka qaada shakhsiyaad ka tirsan dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada. Xilli dowladda federaalka ah gaar ahaan wasaaradda maaliyadda ay sheegtay inuu suuqa furanyahay, loona tartami karo, hadana ma jirto meel lagu soo bandhigay shuruudaha, shirkado tartamay iyo kuwa la qaato intaba. Iyada oo suuqa qaadka oo ah mid madow, loolan xunna ka jiro dartii u adagtay in xogo madaxbannaan ama sax ah aad hesho, hadana sidaa ay tahay baaris aan sameynay waxaan ku ogaanay in labo shir keliya ay soo dejiyaan qaadka Hareeriga ee Itoobiya, iyaga oo qandaraaska ay heleen kadib markii la joojiyey qaadka ee Miraaga ee ka iman jiray dalka Kenya. Qaar ka tirsan ganacsatada qaadka oo aan aragnay ayaa dood ka qaba sida loo maareeyey qandaraasyada qaadka Hareeriga iyaga oo nala wadaagay xogo muujinaya magacyada labo shirkad iyo shakhsiyaad ay leeyihiin waa loo xiray suuqa Hareeriga, marka canshuurta laga soo tago lacagta waxaa jira malaayiin doolar, oo ay kooxda Hareeriga ku bixiyaan si (1). Suuqa ugu xirnaado (2). In ay marriin ah u helaan ilaa maamul goboleedyada, waxaa arrintan ka faa’ida siyaasiyiin iyo hey’ado amni. Dhankiisa, wasiir maaliyadda xukuumadda federaalka ah Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo horraantii sanadkan ka hadlay in kooxo gaar ah u xiran yahay ganacsiga Hareeriga waxaa uu yiri“Jaadkaa Hareeriga ah cidna uma xirna, cid kasta oo doontaa waa ay soo degsan kartaa, waxaa looga baahan yahay qofkii arrinkaas galo inuu sharaciga qaato, rukhsadda qaato, canshuurta bixiyo”. 5-tii sano ee ugu dambeysay oo uu maamulka Farmaajo aad ugu dhowaanayey dalka Itoobiya, ologna la noqday ra’isul wasaarahooda Abiy Axmed halka shey ee la arko waa in qaadka Hareeriga Itoobiya la siiyey suuq ganacsi, malaayiin doolarna ay ka heshao Adis Aababa halka taa badalkeeda aaney Soomaaliya ku badalan wax ganacsi ah. Mashruuca qaadka Hareeriga lagu keenayo Soomaaliya waxaa hormuud ka ah shirkado gacansaar la leh maamulka hadda jira, shakhsiyaadka la siiyey qandaraaska ayaa qeyb ka mid ah waxaa ay horay u geyn jireen Itoobiya kalluunka Soomaaliya. Inta aan warbixintan ku jirnay waxaan ogaannay, qaad kale oo ka yimaada Kenya in la keenaa Soomaaliya, waxaana lagu keenaa Doomo, iyada oo ay canshuuraan hey’adaha dowladda ah, laakin qeybyo kale oo hey’daha amniga ah ayaa ku ceyrsada jidadka Muqdisho, iyada oo loo arko sharci-darro, waxaana mararka qaar ka dhasha khasaaro leh naf iyo maal. Inkasta oo aan ka hadalnay qaadka iyo loolankiisa gudaha dalka ah, hadana qaadka waxaa uu 40-kii sano ugu dambeysay Soomaaliya ka ahaa mid siyaasadda ku leh saameyn, keliya ma aha in siyaasiyiinta iyo ciidanka gudaha ay ugu badan yihiin dadka cuna, laakin waxaa dalkeena geliyaa qalalaaso siyaasadda arrimaha dibadda ah. Maamulka hadda jira waxaa uu qaatay in Hareeriga Itoobiya uu ka doorbido Miraaga Kenya, halka aqoonyahan aan la sheekeystay ay ii sheegeen in sababa burburka dowladnimadaba uu qeyb ka ahaa markii uu Siyaad Barre mamnuucay Jaadka horraanka 1980-maadkii. Dhibaatada kale ee Qaadka: Qofka qaadka cuna waxay culimada cilmiga bulshada ku sheegaan mid go’doon ah, maan-doorsan, qaameysan inta badan, marka Soomaaliya la joogo keliya ma dayacaan naftooda iyo waxay dayacaan waajibaadka qoyka iyo midka qaranka. Qaadka waxaa uu dhibaato dhaqaale ku yahay Soomaaliya, marka laga soo tago inuu maan-dooriye yahay. Inkasta oo sanadkii ugu dambeeyey aan tiro sax ah laheyn, hadana qoraallada rasmiga ah ee ugu dambeeyey waxaa ay sheegeen in maalintii la keeni jiray 15 diyaarad oo qiimo ahaan u dhiganta 400,000. Sida ay dhakhaatiirta sheegayaan qaadka waxaa uu dhibaato caafimaad ku yahay ragga iyo haweenka, waxaa ka dhasha cuduro haliska, kuwa ugu fudud waa gaaska, lab-jeexa, dhiigkarka, wadno xanuunka iyo qaar kale. Amniga, UN-ka waxaa ay ogaadeen in ka ganacsiga qaadka Soomaaliya uu qeyb weyn ka qaato maalgelinta iibsiga hubka iyo amni-darrada. W/Q: Cabdi Caziz Gurbiye