07/26/2026
: Faahfaahin: Somaliland ayaa soo bandhigtay Gaadhi nooca Nooho-da ah oo ranji ciidan leh iyo hal askari oo kasoo jeeda Woqooyi-bari oo isu soo dhiibay.
Sida la xaqiijiyay askarigani wuxu kasoo jeeda deegaan ahaana Buuhoodle, beel ahaana Waceys Aadan wuxuuna kasoo goostay jiida Gobolka cayn ee Ciidamada Woqooyi-bari. Guutada dhufsade ee Somaliland ayuu isu dhiibay.
Sher dheh follow sodheh like saar