xayaati qurux

xayaati qurux Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from xayaati qurux, Art, Columbus, OH.
(1)

07/18/2026
07/08/2026

Victim card beey xoqoneysaa
xayaati qurux

07/07/2026

Gabar ninkeeda naag la aroosay iyada oo umul ah
xayaati qurux

06/30/2026

Maanta oo kale ayaa la dilay hodan naaleeye
Alle qabriga ha u waasaciyo

06/30/2026

July 2019 gii ayaa magaalada kismaayo lagu dilay walaasheen hodan naaleeye,

Maanta waxaa loo sameeyay xus iyo duco iyo quraan Saar, waaayo waxay ku beegneyd markii la dilay, walaalkeed Hussein naaleeye ayaa umada soomaaliyeed ka codsaday in aay u Soo duceeyaan walaashiis hodan.
Fadlan u duceey walaasheyn hodan naaleeye

06/29/2026

🚨 NAXDIN IYO MURUGO:
Hooyo da’ ah oo meydkeeda laga helay gudaha gurigeeda degmada Kaaraan

Muqdisho – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in haweeney waayeel ah oo lagu magacaabi jiray Mama Maryan, da’deeduna lagu qiyaasay 80 sano, lagu dhex arkay iyadoo geeriyootay gurigeeda oo ku yaalla degmada Kaaraan, xaafadda Faanoole.

Sida xogaha hordhaca ah tilmaamayaan, marxuumadda ayaa la sheegay in loo geystay fal dil ah, iyadoo jirkeeda laga helay dhaawacyo. Waxaa sidoo kale la sheegay in goobta ay ka muuqatay calaamado muujinaya qalalaase, islamarkaana bur lagu daadiyay jirkeeda kadib dhacdada.

Dhacdadan ayaa murugo iyo hadal-heyn badan ka dhalisay deegaanka, iyadoo shacabka ay dalbanayaan in baaritaan dhab ah lagu sameeyo si loo ogaado cidda ka dambeysay loona horgeeyo caddaaladda.

Ilaa hadda ma jirto war rasmi ah oo ay laamaha ammaanku ka soo saareen dhacdadan.

🕊️ Alle ha u naxariisto marxuumadda, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo.

📹 Muuqaalka hoose ka daawo

06/29/2026

🚨 ARGAGAX IYO MURUGO: Hooyo 80 jir ah oo meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalo degmada Kaaraan

Muqdisho – Warar la helayo ayaa sheegaya in hooyo lagu magacaabo Mama Maryan, oo da’deedu ahayd ku dhowaad 80 sano, meydkeeda laga helay gurigeeda oo ku yaalla degmada Kaaraan, xaafadda Faanoole.

Sida warbixinta tilmaamayaan, jirkeeda waxaa lagu arkay dhaawacyo waxaana dilka ma**da loo adeegsaday Mindi, sidoo kale marka la dilay ma**da ayaa waxaa jirkeeda lagu daadiyay bur.

Dhacdadan ayaa argagax iyo murugo ku abuurtay dadka deegaanka, kuwaas oo dalbanaya in si degdeg ah loo baaro kiiska loona cadaaladdeeyo wixii dhacay.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo aay ciidanka amaanka ka bixiyeen dhacdada.

🕊️ Alle ha u naxariisto marxuumadda, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan haka siiyo.
Vedio ga qeybta hoose ka daawo

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xayaati qurux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category