Cimraan Mohamett

Cimraan Mohamett Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cimraan Mohamett, Performance Art, Cimraan mohamett, Dar es Salaam.

Wacdarihii Xalay ee Dadka reer Galmudug๐Ÿ’™๐Ÿ’™๐Ÿ’™
14/08/2024

Wacdarihii Xalay ee Dadka reer Galmudug๐Ÿ’™๐Ÿ’™๐Ÿ’™

๐Ÿšจ ๐——๐—˜๐—š-๐——๐—˜๐—š:  Jude Bellingham Ayaa Si Rasmi Ah Uuga Soo Kabsadey Dhaawacii Garabka Ahaa Ee Soo Gaadhay Xili Ciyaaredkii H*...
11/08/2024

๐Ÿšจ ๐——๐—˜๐—š-๐——๐—˜๐—š: Jude Bellingham Ayaa Si Rasmi Ah Uuga Soo Kabsadey Dhaawacii Garabka Ahaa Ee Soo Gaadhay Xili Ciyaaredkii H**e.

Jude Bellingham Ayaa La Filayaa in Aanu Xidhan Doonin Kulanka Atalanta Ee SUPER Cupka Suunka Garabka Ee ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜‚๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ โŒ๏ธ.

Wariyaha Uugu Afka Dheer Wargayska ๐Œ๐€๐‘๐‚๐€ Ee Fadhigiisu Yahay Magaalada Madrid Ee ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—น๐—ผ๐˜€ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฝ๐—ถ๐—ผ Ayaa Xaqiijiyay in Bellingham Aanu Wax Xanuun Ah Ka Dareemayn Garabka Oo Uu Diyaar u Yahay in Uu Wajaho Atalanta isagoon Xidhanayn Suunka Garabka Ee ๐—ฆ๐—ต๐—ผ๐˜‚๐—น๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ

Kooxaha Man United iyo Man City ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan Koobka Community Shield-ka.Tani waxay ...
10/08/2024

Kooxaha Man United iyo Man City ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan Koobka Community Shield-ka.

Tani waxay noqon doontaa markii seddexaad ee Manchester City iyo Manchester United ay ku kulmaan Community Shield โ€“ United ayaa badisay labadii kulan ee h**e, 1-0 ayey ku badisay 1956 iyo 3-2 2011.

Galabta yaa ku guuleysan doona ?

SAXIIXII 10-aad ayuu noqonayaa oo Chelsea xagaagan ay ka sameyneyso Suuqa Pedro Neto'Nin Lacag heysto waakaaa๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ
09/08/2024

SAXIIXII 10-aad ayuu noqonayaa oo Chelsea xagaagan ay ka sameyneyso Suuqa Pedro Neto'Nin Lacag heysto waakaaa๐Ÿ™ˆ๐Ÿ™ˆ

America, iyadoo markii h**eba lahayd cayaartoyda ugu caansan kubadda koleyga, ayay cayaaraha Olombikada u soo xushay kuw...
08/08/2024

America, iyadoo markii h**eba lahayd cayaartoyda ugu caansan kubadda koleyga, ayay cayaaraha Olombikada u soo xushay kuwii ugu laacisanaa kooxaha NBA-da Mareykanka.

Waxay taaasi keentay in ilaa iyo hadda aan hal cayaar laga badin.

Waxay caawa ku baashaaleen cayaartoydii Seerbiya.

Aduunyoow xaalkaa ba East๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
08/08/2024

Aduunyoow xaalkaa ba East๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Booliska dalka Spain ayaa bandow ku soo rogay qaybo ka mida magaalada Barcelona si loo soo qabto ninka u ololeeya in  da...
08/08/2024

Booliska dalka Spain ayaa bandow ku soo rogay qaybo ka mida magaalada Barcelona si loo soo qabto ninka u ololeeya in dawlad gaara noqdo gobolka Catalonia ee Carles Puigdemont kaas oo dalkaas ku soo laabtay ka dib muddo dheer oo uu ku maqnaa magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka.

Carles Puigdemont oo hadda la caydhsanayo ayaa sannado ka hor ku dhawaaqay in ay Catalonia ka baxday Spain inteeda kale taas oo ay si weyn uga soo hor jeesatay xukuumadda Madrid.

Shiidkaan dhalinyarada & Magaalku ka Sheegtay Waa lasoo Wada maray 0.75 ayaa lagu Qadeynayaa Kwrn.dhalinyarooy yaan las ...
08/08/2024

Shiidkaan dhalinyarada & Magaalku ka Sheegtay Waa lasoo Wada maray 0.75 ayaa lagu Qadeynayaa Kwrn.

dhalinyarooy yaan las dhiibin tusaale Waxaa Noogu Filan Sawirkaan Seddex Geesoodkaa & 0.75 Seddex Qof ah๐Ÿ˜†๐Ÿ˜€

Macalinka kooxda Arsenal  M arteta ayaa shaqaaleysiyey tuugo xirfad leh jeeb siibayaal si ciyaartoyda telefanada iyo ala...
08/08/2024

Macalinka kooxda Arsenal M arteta ayaa shaqaaleysiyey tuugo xirfad leh jeeb siibayaal si ciyaartoyda telefanada iyo alaabaha muhiimka ah uga xadaan xilliga qadada ๐Ÿฅ— ๐Ÿฅ™

Markii la qadeeyey ayuu weydiiyey jeebkiina fiiriya Maxaa idinka maqan markaas ayuu Midkasta dhahay mobile furo iyo lacag ayaa leyga xaday

Arintaas ayuu uga dan lahaa iney markasta feejignaadaan ๐Ÿง 

Maxaa kaaga baxay ?

Nagu sobiir wll๐Ÿ™๐Ÿ™

Maanta taariikhdu waa 8๏ธโƒฃ/8๏ธโƒฃWaa kee Ciyaarahankii ugu Fiicanaa Ee xidha funaanad lambarka 8๏ธโƒฃ-Aad โœจ
08/08/2024

Maanta taariikhdu waa 8๏ธโƒฃ/8๏ธโƒฃ

Waa kee Ciyaarahankii ugu Fiicanaa Ee xidha funaanad lambarka 8๏ธโƒฃ-Aad โœจ

Address

Cimraan Mohamett
Dar Es Salaam

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cimraan Mohamett posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share