Codka-Oodwayne »Voice of Odweine«

Codka-Oodwayne »Voice of Odweine« Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka-Oodwayne »Voice of Odweine«, Odweine Street 1, Isparta.

24/04/2025

Ninka maanta Horu-mar kasta kahor taagan Gobolka Daadmadheedh iyo Degmada Oodweyne ee uu socon la‘yahay Waa .
Metelaad uma tihid Degaanka.

-Oodweyne

02/04/2025

Oodweyne;

Mohamed Haji Yusuf Waabeeye waa siyaasiga 16sanno ku metalyey Kursiga siyaasiga ah ee Majorti-ga Gobolka Daadmadheedh iyo Degmada Oodweyne. Ilaa hadda ma muuqato fursad uu degaanka ku horu-marinayo laga soo bilaabo Markii loo doortay Golaha Wakiilada jsl 2005-2021,
Ilaa Maanta oo iskadaa wax-qabad muuqda‘e uu yahay Nin raadinaya dantiisa Shaqsiga ah.

Metelaad Lagu Qasaaray!!!

Isla xisaabtan ayaa loo baahan yahay
-Oodweyne

02/04/2025

Kusoo Dhawaada Bogga,
Codka-Oodwayne»Voice of Odweine«

Waxaad kala socon doontaan
Warar iyo Warbixino ku saabsan Oodweyne iyo Sidoo kale Duurufaha Dhaqan-dhaqaale iyo Siyaasadeed.

Welcome

Address

Odweine Street 1
Isparta

Telephone

+905526734384

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka-Oodwayne »Voice of Odweine« posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share