Musalsalka Arday.

Musalsalka Arday. Halkaan waa page-ka rasmiga ah ee taxanaha Arday.

07/01/2024

Sheekadii kowaad ee filimkii taxanaha ahaa ee Arday, waa sheekada Faarax oo ka sheekeynaya Hibaaq. Xalqadii 1aad

Adigu ma xasuusataa sheekadii labaad?

03/01/2024

Miyaad xasuusataan codkii halaasiga ahaa ee jilaayaashii fiimkeenii Arday mise waad hilmaanteen.

Soo noqoasho wanaagsan dib ayaan idiin xasuusi doonaa clipyadii qaar ee filinka.

27/04/2023

TAXANAHA ARDAY | XALQADII 1AAD | FAARAX. Daawasho wacan.

Maku jirtaa dadka fallow u ah page-ka rasmiga ah ee musalsalka Arday. Haddana haddii aadan ku jirin kaalay page-ka fallo...
23/04/2023

Maku jirtaa dadka fallow u ah page-ka rasmiga ah ee musalsalka Arday. Haddana haddii aadan ku jirin kaalay page-ka fallow dheh si aad u noqoto dadka ugu horeeya ee maalimta qamiista daawada filimka.

22/04/2023

Waa kan trailer-ka filinkii taxanaha ahaa ee Arday, dhawaan ayaan baahin doonnaa hadduu eeba yiraahdo.

Share-garay oo la wadaag asxaabtaada.

20/03/2023

Goosgooska filinka Arday oo dhawaan la baahin doono.

Maku jirtaa dadka aadka u sugaya filinka taxanaha ah ee Arday?

Halkaan waa iskuulka lagu jilay filimka Arday waa iskuul u qaabaysan sida iskuulada caalamiga ah.F.G: iskuulka waxaa asa...
18/03/2023

Halkaan waa iskuulka lagu jilay filimka Arday waa iskuul u qaabaysan sida iskuulada caalamiga ah.

F.G: iskuulka waxaa asaasay teamka filimka Arday maahan iskuul horay u shaqayn jiray.

Duubistii ayaa la soo gebagabeeyay waxaana dhawaan Taxanaha Arday laga daawan doonaa Bile Drama Plus halka ku celiskana ...
15/03/2023

Duubistii ayaa la soo gebagabeeyay waxaana dhawaan Taxanaha Arday laga daawan doonaa Bile Drama Plus halka ku celiskana laga daawan doono Bile Tv

Ka hor baahinta rasmiga ah waxaan idinla wadaagi doonnaa sawirrada daaha gadaashiisa ee sameeynta taxanaha

Bile Media




15/03/2023

Waa jilayaasheenii oo qaadaya heesta "soomaaliyeey toosoo" clip yar oo runtii cajiib ah.

Filimka bisha ramadaan ayaan soo baahin doonnaa hadduu eebe idmo. Fadlan halkaan nagala soco.

14/03/2023

Waa xafladdii loogu dabaal dagayay soo gabagabaynta seasonkii 1aad filimka taxanaha ah ee Arday. Haddeer waxaad sugtaan ba waa filimka oo aamu dhawaan baahintiisa bilaabi doonno.

Daawade adigu maku jirtaa dadka filimka sida wayn u sugaya. Hoos noogu reeb commentigaaga.

Waa sawiaraddii laga qaaday xafladdii mahadcelinta teamkii iyo jilayaasha filimka taxanaha ah ee Arday oo soo dhameeyay ...
14/03/2023

Waa sawiaraddii laga qaaday xafladdii mahadcelinta teamkii iyo jilayaasha filimka taxanaha ah ee Arday oo soo dhameeyay duubista seasinkii kowaad ee filimka.

Sida quruxda badan ee xafladda u dhacday muuqaal ayaan goordhaw idiin soo galinaa.

11/03/2023

Waxaa isi soo taraya hadal haynta iyo warbixanadda ay warbaahinta caalimiga ah ka samaynayaan filinka Arday kaas oo dhawaan la baahin doono.

Muuqaalkaan waa warbixin ay diyaarisay warbaahinta China Global Television Network GGTN oo ku saabsan filinka sida wayn loo wada sugayo ee Arday. Filinkaan ayaa waxaa loo jilay si heer sare ah oo aan horay loogu jilin filimaanta Soomaalida.

Address

Bursa

Telephone

+905421230107

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musalsalka Arday. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Musalsalka Arday.:

Share

Category