10/01/2026
manta oo ay kubegneed tarikhda 10/1/2026 waxaa magalda muqdisho ka dhacy kulan udhaxeeya dhaqanka ciise mudulood iyo madaxwayne h**e shekh sharif shekh ahmed .
kulanka oo loogahadlay iskuxirninaanta dhaqanka iyo madaxwyne h**e ayaa waxaa diirada lagusaaray in dhaqanka ciise uu qaato doorkii laguyaqany ee kashaqynta samatabixinta iyo isku keenida dhaqaka mudulood.
ugudanbyn waxay dhaqanka ciise mudulood soo dhaweyeen kulanka una mahdceliyeen madaxwyne h**e