07/01/2026
Video ga ugu horeye MR BUUQ ENTERTAINMENT fadlan mudanayaal iyo marwooyin ku so dhawaada qalbi furan, fadlan kala kiciya page ka waxaa idinka balan qaadeena inaadan marnaba caajis dareemin, madadaalo iyo sheekooyin.
Mahadsanidin