28/07/2026
SHAQO BANAAN
Waxaan raadinaynaa shaqaale firfircoon, daacad ah, oo leh karti iyo dadaal shaqo.
JAGOOYINKA BANAAN:
• Xoghaye / Secretary
• Customer Service
• Accountant
• Marketing Officer
• Admin Assistant
SHURUUDAHA:
• Khibrad shaqo oo la xiriirta jagada
• Xirfado isgaarsiin oo wanaagsan
• Mas'uuliyad iyo shaqo-wanaag
• Aqoonta English-ka waa faa'iido
SIDA LOO CODSADO:
Fadlan CV-gaaga iyo warqadda codsiga ku soo dir email-ka ama WhatsApp-ka.
SHURUUDAHA LA SOCODKA BOGGA:
👍 Like saar boggeena
🔔 Follow saar boggeena
📢 Share garee post-kan si ay fursaddan u gaarto dadka kale
HA SEEGIN FURSADDAN!