Abdirahman Subkane

Abdirahman Subkane Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed
"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasadda dalka iyo dadka soomaaliyeed.

Follow me mahadsanidiin.

29/11/2025

Kalmadii Aan Ka.Jediyay Olalihii Degmada Karaan
Ee urur siyasadedka Madalsan Party.


🤝
Abdirahman Subkane

23/11/2025

Ururka Madalsan Party wuxuu aaminsan yahay awoodda shacabka, waxaana naga go’an inaan dadka u tagno, oo albaabada garaacno, dhageysanno baahidooda, una matalno danahooda.

Walaalayaal, codkiinnu waa furaha isbeddelka. Taageeradiinna u hibeeya Musharrixiinta Madalsan.

02/11/2025

Raja Cusub Baan Arkaa
Dadalkii Oo Guleestay Baan Arkaa
Hamigoo Hirgalay Baan Arkaa

24/10/2025

Musharax Abdirahman Muqtaar Subkane oo ka jawaabay su’aalihii bulshada Yaqshid

Kulankii su’aal-weydiinta ayaa ka dhacay xarunta Madalsan Party – qaybta Yaqshid, halkaas oo bulshada deegaanka ay si toos ah u soo bandhigeen su’aalaha ku saabsan horumarinta dhalinyarada, amniga, iyo adeegyada bulshada.

Waxaan maanta la wadaagay jawaabo daacad ah oo ku saleysan waayo-aragnimo, qorshe iyo himilo aan u hayo bulshada Yaqshid.
Tani waa Qaybta 1aad (Part 1) ee barnaamijka su’aal-weydiinta — qaybaha kale ee xiga waa diyaarinta, waxaana lagu soo bandhigi doonaa si joogto ah inshaa Allaah.

Ujeeddadu waa: In codka shacabka uu noqdo cod wax beddela.

’aalWeydiin

22/10/2025

Waxaa Sharaf Wayan ii ah in aan Kulan kula Qaato xarunta Madalsan Party Bulshada Degmada Yaaqshiid Gaar Ahaan dhalinyarada Waxbaratay ee ku nool waaxda Heegan Ee Degmada Yaaqshiid

Dhawaan Fillo Waydiimaha Dhalinyarada Waxbaratay Ee Waaxda Heegan Oo Dhameestiran insha,Allaah.

17/10/2025

Waxan Cawa si Kadis ah u kulanay Qaar ka mida aqoon yahanada Soomaaliyeed
Zakaria Ahmed Mohamoud oo aan su’aalo dhowr ah uga jawaabay kuna Saabsaneed Doorashadeyda Xildhibanimo iyo guulaha Xisbiga Madalsan Party uu gaaray

14/10/2025

🗳️ Doorashada "Qof iyo Cod" ee la sugayay muddo dheer waxay si rasmi ah u qabsoomi doontaa 30-ka November. Waa maalin taariikhi ah, waa fursad dhallinyarada, haweenka, iyo shacabka guud u furmeysa inay codkooda ku muujiyaan jihada dalka.

💪 Waa waqtigii la muujin lahaa bisayl siyaasadeed, midnimo, iyo kalsooni.
⚡ Codkaagu waa awooddaada – ha ka maqnaan goobta doorashada!

🇸🇴

• 🇸🇴 Calanka buluugga ah waa astaan mideysa qalbiyada ummadda Soomaaliyeed.• “Xiddigta shanta gees leh waxay iftiimisaa ...
12/10/2025

• 🇸🇴 Calanka buluugga ah waa astaan mideysa qalbiyada ummadda Soomaaliyeed.
• “Xiddigta shanta gees leh waxay iftiimisaa rajo, midnimo iyo qaranimo.”
• “Markuu calanka Soomaaliyeed hirayo, waa astaanta sharaf, karaamo iyo dal-jacayl.”
• “Calanka Soomaaliyeed ma aha kaliya maro la taago, waa calaamad dhiig iyo halgan lagu helay.”

Balse maanta waxaan ka tacsiyeynayaa in maanta soocial media-ha safiican looga dareemin Hambalyada maalinta calanka Soomaaliyeed maxaayeelay maalmaha calamada maamul gobaleedyada loo dabaaldago aad iyo aad ayaa looga dareemaa baraha bulshada.

Soomaaliyeed qaranka aan wada ilaashano

11/10/2025

Hadal jeedinta gudoomiyaha Ururka Madalsan xaruntiisa degmada yaaqshiid. 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲:𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗺𝘂𝗾𝘁𝗮𝗮𝗿 𝗮𝘅𝗺𝗲𝗱(𝗰𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘀𝘂𝗯𝗸𝗮𝗻𝗲).

Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasada dalka iyo d...
10/10/2025

Bogga Rasmiga Abdirahman muqtar Ahmed
"Abdirahman subkane" oo ah siyaasi da,yar oo hammi fog ka leh siyaasada dalka iyo dadka soomaaliyeed. Follow me mahadsanidiin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Subkane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share