Tusan productions

Tusan productions Shirkadda Tifaftirka Qoraallada, Tababbarrada iyo Soo Saarista Muuqaallada ee T***n

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista ...
01/06/2026

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista muuqaallada ee T***n Productions iyo qoraaga buugga Duco Hooyo iyo Dardaaran Aabbe.

T***n Productions waxaay aad ugu faraxsan tahay in ay tifaftirtay buugga Bushra Cali Maxamed . Waxa ay shirkaddu bogaadin iyo hambalyayn u diraysaa qoraaga oo dhigane qiima badan ku soo kordhiyay maktabadda Soomaalida. Waana hanti qiima badan oo ku soo biirtay maktabadda Soomaalida.

Hambalyo Hambalyo.

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 615889921
What: +252 634469144
***npro

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista ...
02/04/2026

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista muuqaallada ee T***n Productions iyo Shirkadda daabacaadda Hiil press.

T***n Productions waxaay aad ugu faraxsan tahay in ay tifaftirtay buugga Dr. Maxamed Mukhtaar. Waxa ay shirkaddu bogaadin iyo hambalyayn u diraysaa qoraaga oo dhigane qiima badan ku soo kordhiyey maktabadda Soomaalida. Waana hanti qaayo badan oo ku soo biirtay dhaxalka Soomaalida.

Hambalyo Hambalyo.

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 615889921
What: +252 634469144
***npro

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda Tifaftirka Qoraallada iyo soo saarista ...
11/03/2026

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda Tifaftirka Qoraallada iyo soo saarista Muuqaallada ee T***n Productions iyo Qoraaga buugga Hufnaanta Qoyska Hani Cabdidaahir MaxamΓΉud .

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 615889921
What: +252 634469144
***npro

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda Tifaftirka Qoraallada iyo soo saarista ...
10/12/2025

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda Tifaftirka Qoraallada iyo soo saarista Muuqaallada ee T***n Productions iyo Qoraaga buugga Duruufihii Dalka iyo Daadihintii Dr. Xasan Sheekh.

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 615889921
What: +252 634469144
***npro

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista ...
25/11/2025

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista muuqaallada ee T***n Productions iyo Shirkadda daabacaadda Hiil press.

T***n Productions waxaay aad ugu faraxsan tahay in ay tifaftirtay buugga Guddoomiye Qoraa Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo-Yarey) . Waxa ay shirkaddu bogaadin iyo hambalyayn u diraysaa qoraaga oo dhigane qiima badan ku soo kordhiyey maktabadda Soomaalida. Waana hanti qiima badan oo ku soo biirtay maktabadda Soomaalida.

Hambalyo Hambalyo.

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 615889921
What: +252 634469144
***npro

01/03/2025
08/02/2025

Wixii araggiisu ku deeqaa akhriskiisu ku deeqaa
***n

Waxay shirkadda T***n u hanbalyaynaysaa qoraa Ismahan Abdikafi Gulled
01/02/2025

Waxay shirkadda T***n u hanbalyaynaysaa qoraa Ismahan Abdikafi Gulled

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed  πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈWaxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista ...
14/01/2025

πŸ”¦ πŸ” Heshiis Tifaftireed πŸ•΅οΈβ€β™€οΈπŸ•΅οΈβ€β™€οΈ

Waxaa heshiis tifaftreed wada galay shirkadda tifaftirka qoraallada iyo soo saarista muuqaallada ee T***n Productions iyo Shirkadda daabacaadda Hud-hud.

T***n Productions waxaay aad ugu faraxsan tahay in ay tifaftirtay buugga qoraa Nimco Maxamed Nuur . Waxa ay shirkaddu bogaadin iyo hambalyeyn u diraysaa qoraaga oo dhigane qiima badan soo kordhiyey maktabadda Soomaalida. Waana hanti qiima badan oo ku soo biirtay maktabadda Soomaalida.

Hambalyo Hambalyo.

Wixii faahfaahin ah ee la xiriira adeegga tifaftirka qoraallada fadlan la xiriir
email: [email protected]
call : +252 619635727
What: +252 634469144
***npro

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tusan productions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share