Khadar Abdisalan

Khadar Abdisalan life is good be Positive always ๐Ÿ‘Œ๐Ÿซถ

10/10/2025
25/01/2025

Madaxweynaha 2026 Ladooran Doono Musharaxa Burka oo Maanta Xisbigiisa Iso Diwaangaliyay In Xisbigiisa Lagu Soo Biirane Codsaday .

Hadda Follow Dhahdo Follow Back Ku so Dhahaa Marka Yaan Lamoogaan .๐Ÿ˜€

11/01/2025

Dowlada Hassan Sheikh Lutters Waaye (Tuugo Waaye)๐Ÿ˜€
Salad Cali Jeele Caadi Ma ahan ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

Muqalkan Daawo ๐Ÿซก

10/12/2024

Xariif Marku Misaajidka Galaayo Sidaas Sameeyo Soo Qabo ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ

Taliyaha Ciidankq Booliska Gen Asad Diyaano ayaa booqday Askarigii uu feeray maanta Xildhibaan Xasan yare, Taliyaha ayaa...
27/11/2024

Taliyaha Ciidankq Booliska Gen Asad Diyaano ayaa booqday Askarigii uu feeray maanta Xildhibaan Xasan yare, Taliyaha ayaa sheegay in ay gudiga Anshaxa Ee Baarlamaanka ugubinayaan Xad-gudubkii maanta lagu sameeyay Askarigan oo gudanayay Waajibaakiisa shaqo.

Walalkeen Allaha Caafimaad Taam Hasiiyo Xildbibaankaasne Wa Inuu Sharciga Maraa Haduuba Sharci Kajiro Wadankan.

15/11/2024

20 sano Lacagtaa Iga Qaadateen iyo Shahaadoyinkiina Kalay shaqo Igu Siiya La Iska Yeeli Maayo Nabee๐Ÿ˜ƒ
Capital University of Somalia Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ

14/11/2024

Xildhibankeena Halka Dacaamka Noo Joogo Waa Kanaa
2026 Halka Dacaamka Asoo Ku Jiro Codka Siineynaa๐Ÿ˜ƒ

02/11/2024

Badda Haddi aad Maqaalintada Lacag Ku Xirato oo Ku Tuurato Waxa Soo qabanee Xaliimo ๐Ÿ˜ƒ๐Ÿ˜ƒ
Ar Xaliimo Iyo Lacag Maxa Kala Heeysto

29/10/2024

Xaa laleeyahay Horta Shidaalka Dhulkeena Malaga Helaya Horta Mise Waa Qadsanahay ๐Ÿ˜€

Welcome To Manchester   Ten hag Baso Weyne Cml Ha Isku Noqon๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€
29/10/2024

Welcome To Manchester Ten hag Baso Weyne Cml Ha Isku Noqon๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

Baso weeyne Waa baxay Nacalaa Ku Dhalay Madax dhukuran๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€
28/10/2024

Baso weeyne Waa baxay Nacalaa Ku Dhalay Madax dhukuran๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Abdisalan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share