Maanka shire

Maanka shire ka faaideyso waqtigaada noloshaadana ku Raaxeyso.

20/03/2026

Maanta le ma eheyno Ciida😂

Ciid wanaagsan.

17/03/2026

Foornada iney ku xareyso wax yaraa uga dhiman aseey leedahay is "rux rux"😂

17/03/2026

Dharkaada Ciida masoo gadatay?😂

17/03/2026

Lo,daan meel walba iskaga Xaare, Hadii la taabtana ninkii lahaa soo boda tolow meel daaqsin fiican leh moow geesto oo magaalka ka bixiyo.

17/03/2026

Tuug halis ah...😮

16/03/2026

Kan yarkaa soow u booteynaa iyo soow u cararaa isma lahan😅😁
Waaa iska waabin rabay lkn howl ka weynaa Qabsatay😂

16/03/2026

Howgaal adag ban manta sameyney meeshi xaaran lagu sheega wan taganahy ilahy ajar hanaga siiyo.🤲😃

16/03/2026

Dhacdada Dameerta yar oo jirta wax ka yar Bil
Waa Badhtamaha Buuhoodle waxaa jiidhey Sida lay sheegay Gaadhi mudo Bil Dameerta yar iyo Hooyadeed bartii gaadhigu ku jiiray ma dhaafin😭🥲

15/03/2026

Gabar dhar ciid kuu gada, Sidaasna kuula dabaal degta ma heysataa?😅

Dharkaada Ciida qoftii gadi leheed halkaan uga wac.

15/03/2026

Caruuskii ciyaal weeradu u tashadeen balse shantiisa iskaga celiyay😂

15/03/2026

Waxaad ceeb u aragto Qofbey caadadiis tahay.

Seedigeey waa kaa dhisay kulaha😂

14/03/2026

Tan waa leesku fahmay dhalin yaro😂

wa wac Qof Sidaas Sameeyo

Address

Wadajir District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanka shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Maanka shire:

Share