08/05/2026
Waxa aan hambalvo kal ivo laab ah u direvnaa wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Abdulfatah Kasim Mohamud.
Waxa aan wasiirka u rejeynaynaa in uu door wanaagsan ka ciyaaro dadaallada loogu jiro ilaallinta dhaqanka iyo hiddaha ummadda maaddaama howlaha ugu muhiimsan ee wasaaradda ay qeyb ka tahay.
*****
We extend our heartfelt congratulations to the newly appointed Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdifatah Kassim Mohamud.
We wish the Minister success in advancing efforts aimed at preserving and promoting Somalia’s rich cultural heritage, which remains one of the key responsibilities entrusted to the Ministry.