Istareex Cafe & Gaming

Istareex Cafe & Gaming Unwind, connect, and play! We offer comfy gaming stations, delicious food & drinks, for gamers & everyone!

26/03/2026

Kaali nala dha dhami Dynamite


Nala Istareex oo nala daawo kulanka El Clasico, Real Madrid ๐Ÿ†š  Barcelona oo ah ciyaarta ugu xiisaha badan kubadda cagta ...
26/10/2025

Nala Istareex oo nala daawo kulanka El Clasico, Real Madrid ๐Ÿ†š Barcelona oo ah ciyaarta ugu xiisaha badan kubadda cagta ee caawa laga daawan doono Istareex Cafe & Gaming.

Yaad u saadaalineysaa guusha caawa? Real mise Barca?

Nagu soo booqo xarunteenna isgoyska Danwadaagaha, degmada Wadajir ama nagala soo xiriir: 859797 ๐Ÿ“ž

12/10/2025

Aaaway macalimiintii PS5? Waxaan qabaneynaa tartanka FC26 oo ay ka qeyb galayaan laacibiin xul ah!

Ka qeeyb gal oo noqo guleystaha tartanka Istareex Cup 2026

Si aad isku diiwaan geliso la xiriir WhatsApp: https://wa.me/252621719110

11/08/2025

Ka bax, ka bax, ka baxโ€ฆ Waa Arimaheena oo Istareexaya.

23/07/2025

Marka uu macamiilkaaga ku qanco adeegaaga.

Macmiil, waxaan kuu sameynay qiimo dhimis gaar ah oo ku habboon saacadahaaga galabnimo ee Istareex Cafe & Gaming.๐Ÿ“… Sabti...
21/07/2025

Macmiil, waxaan kuu sameynay qiimo dhimis gaar ah oo ku habboon saacadahaaga galabnimo ee Istareex Cafe & Gaming.

๐Ÿ“… Sabti - Arbaco.
โฐ 3:00 PM โ€“ 6:00 PM.
๐ŸŽฎ Saacaddii $2 kaliya.

Waa fursad dahabi ah oo waqti kooban socon doonta โ€“ ha moogaan!

๐Ÿ“Nagu soo booqo: Istareex Cafe & Gaming, isgooyska Danwadaagaha โ€“ Wadajir
๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah: +252771719116

Kaalay oo nala istareex!

13/07/2025

Baro sida loo sameeyo Power shoot - FC25

๐Ÿฝ๏ธ FURSAD SHAQO!ISTAREEX Cafe & Gaming waxay raadineysaa Kariye xirfad sare leh๐Ÿ‘จโ€๐Ÿณ hadii aad daneenayso fursadaan ka faa...
09/07/2025

๐Ÿฝ๏ธ FURSAD SHAQO!
ISTAREEX Cafe & Gaming waxay raadineysaa Kariye xirfad sare leh๐Ÿ‘จโ€๐Ÿณ hadii aad daneenayso fursadaan ka faaโ€™idayso.
โฐ Saacadaha Shaqada: 15:00 โ€“ 00:00
๐Ÿ“… Waqtiga k**a dambaysta ah: 13/07/2025

๐Ÿ“ฉ CV-gaaga ku soo dir WhatsApp: +252621719110
Raac boggeena ๐Ÿ‘‰

08/07/2025

Mention @ dheh saaxiibkaaga dabeecadaan leh! โค๏ธ๐ŸŽฎ

06/07/2025

Baro 3-da Nooc ee Difaacista FC 25: Legacy vs Tactical vs Advanced Explained โค๏ธ๐ŸŽฎ

01/07/2025

Ballan caadi ah vs Ballanta Istareex Cafe & Gaming ๐Ÿ˜ƒ

Ciid Wanaagsan dhammaan macaamiisheenna & asxaabteenna Istareex Cafe & Gaming.Waxaan idiin rajaynaynaa nabad iyo farxad,...
05/06/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan macaamiisheenna & asxaabteenna Istareex Cafe & Gaming.

Waxaan idiin rajaynaynaa nabad iyo farxad, Kusoo dhowaada Istareex si aad ugu ciiddaysaan madadaalo & cunto macaan!

Ciiddan iyo ciido kale oo farxad leh!



Address

Isgooyska Danwadaagta, 279W+8GW
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 00:00
Thursday 06:00 - 00:00
Friday 06:00 - 00:00
Saturday 06:00 - 00:00
Sunday 06:00 - 00:00

Telephone

+252771719111

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Istareex Cafe & Gaming posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category