Bulshaawi media

Bulshaawi media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulshaawi media, Art, Mogadishu.

15/07/2026

Guddoomiye, degmada maxaad degmada uga tagtay oo aan ka ahayn dayac, dib-u-dhac iyo ballanqaadyo aan miro dhalin.

Markii dhalinyaradu fursado u baahnayd, waad aamustay. Markii deegaanku horumar sugayay, waad maqneyd. Markii bulshada cabashadeedu cirka isku shareertay, kursigaaga ayaad ka dooratay inaad maqasho codkooda.

Guddoomiye, degmada looma maamulo sawirro, sacab iyo hadallo munaasabad lagu qurxiyo. Degmo waxaa lagu maamulaa waxqabad, caddaalad iyo masuuliyad.

GUDDOOMIYE, INTAAD MAR KALE COD DALBAN LAHAYD, MARKA H**E SHACABKA U SHEEG WAXAAD KU QABATAY FURSADDII AY KU SIIYEEN.

DEGMADU HANTI QOF LEEDAHAY MA AHA KURSIGUNA DHAXAL MA AHA

25/06/2026

Hambalyo dhammaan ardayda imtixaannadu u dhammaadeen.
Guushu ma aha oo keliya natiijada imtixaanka, balse waa dadaalka iyo aqoonta aad kasbatay intii aad wax baranaysay.

Dhalinyaradu waa rajada iyo mustaqbalka bulshada. Ku dadaala inaad sii waddaan waxbarashada, akhriska, iyo horumarinta xirfadaha nolosha.
Haddii natiijadu noqoto mid wanaagsan, Alle ku mahadiya; haddii ay ka yara hoosayso filashadaadana, ha quusanina ee ka dhig cashar aad ku sii hormartaan.

Guulaysta ardayda soomaaliyeed dhalinyaro h**e u socda.
Mustaqbalku wuxuu u baahan yahay aqoon, dadaal, iyo adkaysi badan.
Waxaan idiin rajaynayaa guul, horumar, iyo mustaqbal ifaya. 🎓📚✨

29/05/2026

Sumcad intee la,eg ayaa luntay.

Waan kagaraabaynaa arrinkaas laablakacaa
Dad baa calashooda tusay bulshada.

28/05/2026

من عاش مات وكل من مات فات

28/05/2026

Waa Macalimiinta fara kutiriskaa ee dhaqanka iyo deegaanka wax badan ka yaqaan.

28/05/2026

Ciidamada kaydka ah waa H.G

Dalkaan laxaw jeclo ayaa nagahaysa ogqaada soomaalaay.

28/05/2026

Walaalaha HG.

mohamed sahal

09/05/2026

Meydadka noolow manabadbaa??

08/05/2026

Hooyo soomaaliyeed iyo dibadbaxa mucaradka.

08/05/2026

Heestii Bulshooy qarandilee qaran dilee.

Address

Mogadishu
MOGADISHU

Telephone

+252617922353

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulshaawi media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Bulshaawi media:

Shortcuts

Share

Category