Qalinle media 23

Qalinle media 23 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalinle media 23, 150, Mogadishu.

Waqti ayaa iman doona noloshaada  qaar ka mid ah dadka ay ka qoomamayn doonaan sida  khaldan ee ay kuula dhaqmeen. I aam...
15/04/2026

Waqti ayaa iman doona noloshaada qaar ka mid ah dadka ay ka qoomamayn doonaan sida khaldan ee ay kuula dhaqmeen. I aamin, dhab ahaantii way iman doonta.


Laba markab oo ka soo baxay dekedaha Iran ayaa lagu hor istaagay Marinka Hormuz, kadib amar ay bixiyeen maraakiibta daga...
15/04/2026

Laba markab oo ka soo baxay dekedaha Iran ayaa lagu hor istaagay Marinka Hormuz, kadib amar ay bixiyeen maraakiibta dagaalka Mareykanka oo ku qasbay inay dib ugu noqdaan halkii ay ka yimaadeen.

Hase yeeshee, isla maalintaas(shaley) saddex markab oo Shiinaha ah ayaa si awood leh uga gudbay Marinka Hormuz, kuwaas oo kala ahaa Cospearl Lake, He Rong Hai iyo Dhalkut. Maraakiibtan ayaa sida shidaal ka yimid Ciraaq iyo Sacuudiga, waxayna u gudbeen dhanka Shiinaha iyo Myanmar, arrintaas oo keentey awoodda Beijing ay keentey in aan la hor istaagin maraakiibtooda.

Dhanka kale, Cutubyo ka tirsan maraakiibta dagaalka ee Shiinaha loo dhaqaajiyey aagga u dhow Marinka Hormuz, iyadoo ujeeddadu tahay ilaalinta maraakiibta ganacsiga iyo kuwa shidaalka ee Shiinaha ee ka gudbaya marinkaasi.

Reuters | AP | Bloomberg. Ayaan ka soo xiganay.

Ninka dawee hana Soo eegine 😂😂!!.Qalinle media 23
14/04/2026

Ninka dawee hana Soo eegine 😂😂!!.

Qalinle media 23

13/04/2026

Somalidu waa CID marka la leeyahay waxbaa ka jira waxaan anuu waan ilaawayba 🤣🤣!??



12/04/2026

Waa sidee hadalku adakaa?
Please.


28/03/2026

Khatartan ma qaadan lahayd daawade?

28/03/2026
Together is my favorite place to be.
21/03/2026

Together is my favorite place to be.

21/03/2026

Ducaysane dhanka sii rar.

Lamine caused to win barce 👌🏻👌🏻👍🏻👍🏻👍🏻🎉
07/03/2026

Lamine caused to win barce 👌🏻👌🏻👍🏻👍🏻👍🏻🎉

05/03/2026

Shacabka Iiraan ma taageersan yihiin dawladooda??

04/03/2026

Kenya OO hanjabaad U dirtay Iran wixii cagalow isaga carar.

Address

150
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalinle media 23 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Qalinle media 23:

Share