13/08/2024
Wasaaradda Arrimaha Dibada Itoobiya ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay: “Itoobiya waxay ku kalsoon tahay in Turkigu uu hadda ka mahad-celinayo muhiimadda ay Itoobiya siinayso fududaynta (wadahadalka Soomaaliya) iyo danta sharciga ah ee Itoobiya ay ku doonayso inay ku hesho marin la isku hallayn karo oo dhanka badda ah. Itoobiya ayaa isku dayday inay dejiso xiisadda oo dib u soo celiso xiriirkii gobolka”.