Asal Xamar Jajab

Asal Xamar Jajab Xamar Jajab waa mustaqbalkeena

16/08/2026

Waa Duugta Baaba Cabdi kariim Siyaad Alaah yaraxma

16/08/2026
Tacsi – Xamar JajabAsal Community Xamar Jajab, waxaa maanta geeriyooday Aabbe Cabdi Kariim Siyaad, oo ahaa Aabbe reer Xa...
16/08/2026

Tacsi – Xamar Jajab

Asal Community Xamar Jajab, waxaa maanta geeriyooday Aabbe Cabdi Kariim Siyaad, oo ahaa Aabbe reer Xamar Jajab ah, laguna yaqaanay deegaanka Xamar Jajab.

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdi Kariim Siyaad, janatul Firdowsana haka waraabiyo. Ehelkii, qaraabadii, carruurtii iyo dhammaan reer Xamar Jajab waxaan uga tacsiyeynaynaa geerida naxdinta leh.

إنا لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل شيء عنده بأجل مسمى.

Samir iyo iimaan Alle haka siiyo dhammaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay. Aamiin.

⚽🔥 KULANKA 3-AAD EE GROUP-YADA🏆 Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Gobolka BanaadirAqoon Darsi School 🆚 Daalo School ⚽Laba...
16/08/2026

⚽🔥 KULANKA 3-AAD EE GROUP-YADA

🏆 Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Gobolka Banaadir

Aqoon Darsi School 🆚 Daalo School ⚽

Labada dugsi ayaa isku arki doona kulankooda 3-aad ee group-ka, iyadoo ay diyaar u yihiin dagaal adag iyo 90 daqiiqo oo xamaasad leh. 🔥💪

🎯 Yaa guusha qaadanaya?
Aqoon Darsi mise Daalo? 🏆⚽

🏆🔥 HAMBALYO CIYAARTOYDA AL-RISAALA! 🔥🏆Hambalyo weyn ayaan u diraynaa ciyaartoyda Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Ri...
15/08/2026

🏆🔥 HAMBALYO CIYAARTOYDA AL-RISAALA! 🔥🏆

Hambalyo weyn ayaan u diraynaa ciyaartoyda Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-Risaala, oo guul muhiim ah ka soo hooyay dhiggooda Karaan School. 👏⚽

🎯 Al-Risaala 6️⃣ – 3️⃣ Karaan

Ciyaar xiiso badan kadib, guusha waxay ku raacday Al-Risaala, oo muujiyey dadaal, isku-duubni iyo ciyaar wanaagsan. 💪🔥

👏 Hambalyo ciyaartoyda, tababarayaasha, maamulka, macallimiinta iyo dhammaan taageerayaasha Al-Risaala School.

🏆 Guul weyn Al-Risaala!
🔥 Hambalyo, guuleystayaal!

🎓🎉 HAMBALYO! HAMBALYO! HAMBALYO!Isxaaq Bile Cali Maxamed – Al Faatix 🎓❤️Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Isxaaq Bile C...
15/08/2026

🎓🎉 HAMBALYO! HAMBALYO! HAMBALYO!

Isxaaq Bile Cali Maxamed – Al Faatix 🎓❤️

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Isxaaq Bile Cali Maxamed, guusha taariikhiga ah ee uu ka soo hooyay Imtixaanka Form Four. 👏🎓

Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay guusha iyo natiijada wanaagsan ee uu gaaray, waxaana hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayga, macallimiintiisa, maamulka iskuulka iyo waalidkiis, kuwaas oo dhammaantood qayb weyn ka qaatay guushan.

Guushiinnu waa farxad weyn, waana idinku faanaynaa. ❤️👏

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! 🎓🎉
Guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.

Bahada Asal Community – Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Fowziya Maxamuud Cumar Cusmaan munaasabadda g...
15/08/2026

Bahada Asal Community – Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Fowziya Maxamuud Cumar Cusmaan munaasabadda guusha ay ka gaartay natiijada imtixaanka Form Four.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa guushan qiimaha badan, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo badan oo ay ka gaarto waxbarashadeeda.

Hambalyo Fowziya! 🎓🎉
Waxaan sidoo kale hambalyo u diraynaa dhammaan maamulka, macallimiinta, waalidiinta, ehelada iyo asxaabta ka qeyb qaatay guushan.

Farxad wanaagsan iyo guul joogto ah, Fowziya! 🌹👏

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓Bahda Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayga Cabdi W...
15/08/2026

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓

Bahda Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardayga Cabdi Waaxid Muxiyidiin Maxamed Cusmaan, kaas oo maanta guul weyn kasoo hooyiyay Imtixaanka Form Four. 🎓🏆

Waxaan si gaar ah farxadda iyo guusha ula qeybsanaynaa waalidiintiisa, macallimiintiisa, maamulka Iskuulka Al-Risaala iyo dhammaan ardayda.

🌟 Hambalyo Cabdi Waaxid!
Guusha aad gaartay waa mid lagu faano, waxaana kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo badan iyo waxbarasho heer sare ah. ❤️🎓

Asal Community Xamar Jajab — Guushu waa farxaddeenna! 🎉

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Liibaan Jeeylaani Cus...
15/08/2026

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓

Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Liibaan Jeeylaani Cusmaan Somow, munaasabadda farxadda leh ee guusha natiijada Imtixaanka Form Four.

Waxaan si gaar ah hambalyo ugu direynaa ardayga Liibaan Jeeylaani Cusmaan, waxaana farxadda guushiisa la wadaageynaa waalidiintiisa, walaalihiisa, macallimiintiisa iyo dhammaan ardayda.

🌟 Guushaadu waa guul lagu farxo, dadaalkaagana waa mid mudan in lagu bogaadiyo.

Hambalyo Liibaan! 🎓❤️
Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa.

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Muuse Jeeylaani Cusma...
15/08/2026

🎓🎉 HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! 🎉🎓

Asal Community Xamar Jajab waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Muuse Jeeylaani Cusmaan Somow, munaasabadda farxadda leh ee guusha natiijada Imtixaanka Form Four.

Waxaan si gaar ah hambalyo ugu direynaa ardayga Muuse Jeeylaani Cusmaan, waxaana farxadda guushiisa la wadaageynaa waalidiintiisa, walaalihiisa, macallimiintiisa iyo dhammaan ardayda.

🌟 Guushaadu waa guul lagu farxo, dadaalkaagana waa mid mudan in lagu bogaadiyo.

Hambalyo Muuse! 🎓❤️
Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa.

Address

Via Cairo
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Xamar Jajab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category