Aqoonsan Ex-control Afgooye

Aqoonsan Ex-control Afgooye Kusoo dhawoow gacmo furan📚

Sawiro Qeybta 2aad.
10/01/2026

Sawiro Qeybta 2aad.

Sawiro Arday Dufcada 3aad ee iskuulka.
09/01/2026

Sawiro Arday Dufcada 3aad ee iskuulka.

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa dhamaan ardayda dufcada 3aad ee iskuulka AQOONSAN ACADEMY qeybtiisa Excontrol afgoo...
01/01/2026

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa dhamaan ardayda dufcada 3aad ee iskuulka AQOONSAN ACADEMY qeybtiisa Excontrol afgooye ka aflaxday.
Waxaan leenahay guushu waa billow dadaalka halkaas kasii wada.

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa ubaxa Dufcada 2aad ee ka aflaxday iskuul AQOONSAN ACADEMY faraciisa Ex-control Afgo...
17/07/2025

Waxaan halkaan hambalyo uga direynaa ubaxa Dufcada 2aad ee ka aflaxday iskuul AQOONSAN ACADEMY faraciisa Ex-control Afgooye. Kuwaas oo maanta oo ay taariikhdu tahay 17-7-2025 ka qalin bedashay iskuulka AQOONSAN.

Hambalyo qalin-jebiyaasha dufcada labaad ee ka aflaxeeyso iskuulka AQOONSAN ACADEMY faraciisa Excontrol Afgooye.
14/07/2025

Hambalyo qalin-jebiyaasha dufcada labaad ee ka aflaxeeyso iskuulka AQOONSAN ACADEMY faraciisa Excontrol Afgooye.

Ka faa’ideysi wacanOffline classes1.English language 6 2.Afsoomaali 3 billood3.xisaab 5 billoodLa wadaag asxaabtaada
04/04/2025

Ka faa’ideysi wacan

Offline classes

1.English language 6
2.Afsoomaali 3 billood
3.xisaab 5 billood

La wadaag asxaabtaada

    Deg Deg ahHoyga xirfadaha ee AQOON-SAN ACADEMY wuxuu raadinayaa macalimad takhasus u leh cunto karinta kuna soo shaq...
02/04/2025

Deg Deg ah
Hoyga xirfadaha ee AQOON-SAN ACADEMY wuxuu raadinayaa macalimad takhasus u leh cunto karinta kuna soo shaqeysay habka barista ardayda.
Macalimadu waa in ay bixin karto cashar kadibna baraatiko.
Fadlan hadii aad buuxin karto booskaan la xiriir numberada hoos ku qoran.

612584545/615047143

Ciid Wanaagsan bahda AQOON-SAN ACADEMY , ciidaan ciideeda kale nabad iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo.💚
29/03/2025

Ciid Wanaagsan bahda AQOON-SAN ACADEMY , ciidaan ciideeda kale nabad iyo barwaaqo allaha nagu gaarsiiyo.💚

26/01/2025

waxbarasho oo kuugu talo galay iskuulka Aqoonsan Academy fadlan ka faai’deyso oo la xiriir.

61 2584545

Sawirada qalin jabinta qeybtii 2aad.
06/01/2025

Sawirada qalin jabinta qeybtii 2aad.

Sawirada   1aad ee qalinjebiyayaasha iskuulka  .Goobta beerta daarusalaam.
06/01/2025

Sawirada 1aad ee qalinjebiyayaasha iskuulka .
Goobta beerta daarusalaam.

Address

Excontrol Afgooye
Mogadishu

Telephone

+252617315124

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoonsan Ex-control Afgooye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Aqoonsan Ex-control Afgooye:

Share