29/07/2021
Dhamaan ummada somaliyeed meel walba ay jogaan waxan idinku bishareyneynaa in shirkada helloturk travelsim ay idin keentey local simcardka dalka turkeyga oo aad ka qadan karto muqdisho inta aadan dhoofin si toosna idinku shaqeyn dono marka aad dalka turkeyga imado. Fadlan gaarsii asxaabtada mahadsanid.