Muds

Muds wisdom

19/11/2023

Part one

Filmka gabadhii yareeyd

Hadaad rabtan part two kusoo dar comments ga kusoo qora

Page kana waa page kiini follow dhaha

19/11/2023

Little story

19/11/2023

22/10/2023



Tartan adag

Siyaasiyiinta  waa sidii daanyeerada keymaha ku jiraDaanyeerada hadeey isku dhacaan  miraha ayeey burburiyaan Hadeey hes...
05/07/2022

Siyaasiyiinta waa sidii daanyeerada keymaha ku jira

Daanyeerada hadeey isku dhacaan miraha ayeey burburiyaan
Hadeey heshiiyaan miraha ayeey cunaan mirihii meesha ku gacan galay

Siyaasiyiintana hadeey isku dhacaan hantida shacabka ayeey burburiyaan
Hadeey heshiiyaane hantida shacabka ayeey u heshiiyeen

22/02/2022

Maanta = 22-2-2022

Taariikhdii iswaafaqday

Horay waa loo arkay lkn maanta kadib ma arki doontid waligaa xitaa kumanaan sano kadib
bal isku day taariikh dhiman oo iswaafaqeeso sidaan oo kale

20/02/2022

Maal badan moowd ma badbaadiyo
Maalinkeey noqotaba minankii runta ahaa waa ku madlanyahay

25/01/2022

Maalinka dhalashada dadbaa kusoo dhaweeynayo
Maalinka dhimashadana dadbaa ku sagotinaayo lkn inta u dhaxeeso kaligaa soco noloshana weey adagtahay sabar u lahaaw
Aakhirana weey imaane sahay udiyaarso

03/06/2021

Deganaanshaha waa dabeecad ee maaha dadnimo gaar ah

Address

Mogadishu

Telephone

+252612484812

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muds posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Muds:

Share