13/02/2022
*🔴Xasuusin Soonka Sunada ahaa ee Ayaamul Biidka.*
*Beri oo isniin ah iyo Labada Maalmood ee Ku Xiga talaado iyo Arbaco, Taariikhduna ay Tahay 14, 15, 16-02-2022, Waxay Ku Beegan Tahay Taariikhda Islaamka 13,14,15-Rajab-1443*.
*Waxaa Noo Bilaaban Doonoyo Soonkii Sunada ahaa ee Ayaamul Biidka ee Sadax'da Maalmood ahaa, Sidaas Darteed Ka Mid Noqo Dadka Nooleeya Sunadii Nabiga ﷺ, Nabiguna ﷺ Waxa uu ahaa Mid aanan Ka Tagin Soonka Ayaamul Biidka Hadii uu Safar yahay iyo Hadii uusan Safar ahaynba.*
*Haddii aanad soomi karin, walaalahaa muslimiinta ah xasuusi oo hel ajar la mid ah soonkooda.*
✅Fadlan u Share garee fariintan asxaabtaada oo ajarka soonkooda oo kale hel.