Z U L T A N

Z U L T A N Vloger

17/07/2026

Nolosha somalida Saxda Ah || CALMADOW SANAAG SOMALIA

16/07/2026

XABAAL-QODE || ilaa heer inte in leeg saxibka foosto ku riixi Kara

12/07/2026

Mararka Qaar Sidda Oo kale ma Kugu Dhacda

12/07/2026

Nabad Ahada Saxibayaal

Garoowe To Bosaso

09/07/2026

XABAAL-QODE || Jooga Mayd Lama Wado

09/07/2026

FREE SUWAYS

07/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa walaalkay saaxiibkay abdi Kani ali iyo dumaashi Caasha Axmed Saalax oo maanta meherkoodu ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu idinka yeelo lammaane ku wada noolaada jacayl ,is-afgarad, xasillooni iyo barwaaqo Allah ha idiin barakeeyo guurkiinna, hana idiinka dhigo mid kheyr iyo wanaag ku dhisan, farxadna idinku waarta.

Runtii waxaan jeclaa inaan goob-joog ka ahaado munaasabaddiinna, hase yeeshee niyaddayda iyo ducadaydu way idinla joogeen.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Hambalyo meherkiinna, Alle ha idiinka dhigo bilow nolol qurux badan oo kheyr iyo barako ku dhisan.

05/07/2026

Barxada Garoowe

03/07/2026

Wali labo lugood maku safartay

02/07/2026

Ku Soo Dhawaada Dhalinyaro Caasimimadii Dhulka Uduga Garoowe

Address

Mogadishu
0000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Z U L T A N posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category