Afro France perfums and cosmatics and clothes 2

Afro France perfums and cosmatics and clothes 2 WADADA SHAQALAHA GAAR AHAAN
SOMA MALL

raaxada noloshu waa inaad yareyso ka fekerka wax weliba oo indhahaagu arkayaan caqligaagana kusoo dhacaya, waxyaabaha qa...
24/11/2021

raaxada noloshu waa inaad yareyso ka fekerka wax weliba oo indhahaagu arkayaan caqligaagana kusoo dhacaya, waxyaabaha qaar ma mudna in aad feker iyo waqti geliso keliyaate waxay ubaahanyihiin inaad kasii socoto si,aad waqtigaaga u ilaaliso.😊

GALAB WANAGSAN DADKAYGOOW

II dhiib murugadaada waxaan rabaa inaan arko dhoolacadayntaada😔😐🥰😍🤩
30/10/2021

II dhiib murugadaada waxaan rabaa inaan arko dhoolacadayntaada😔😐🥰😍🤩

Dhibbanayaasha dhabta ah waa carruurtaas yaryar ee inagu dhex dayacan, fadlan aan ka war hayno, wixii aan u awoodnana u ...
22/09/2020

Dhibbanayaasha dhabta ah waa carruurtaas yaryar ee inagu dhex dayacan, fadlan aan ka war hayno, wixii aan u awoodnana u qabano.

Xor waxaa ah ruuxa ka xorooba arrimaha qaabka daran ee bulshadu ku dhaqanto. Ee afkaartiisu u madax banaan tahay, kuna d...
22/09/2020

Xor waxaa ah ruuxa ka xorooba arrimaha qaabka daran ee bulshadu ku dhaqanto. Ee afkaartiisu u madax banaan tahay, kuna dhaqma waxa Eebbe faray, suubanuhuna adkeeyay.

(Yunis Cumar ismaciil)

Qofka leh yool iyo hadaf uu u dhiman karto ayaa liibaana aduun iyo aakhiro.- Cabdullaahi Cumar
26/08/2020

Qofka leh yool iyo hadaf uu u dhiman karto ayaa liibaana aduun iyo aakhiro.
- Cabdullaahi Cumar

25/08/2020

Waqtigu cidna ma badalo, balse waxa uu soo saaraa xaqiiqada dadka.

19/07/2020

Qof ayaa kuu abuura cudurdaar si uu kaaga fogaado, qof kalaana kuu abuura khayaali si uu kuugu soo dhawaado.
Horey ayaa Loyiri hadalka

17/07/2020

Quruxdu waxa ey soo jidataa qofka lakiin dabeecadu waxa ey soo jiidataa qalbiga.

Jimce wanagsan

15/07/2020

Reer magaal kaftan buu dantiisa Ku dhameystaa

13/07/2020

Sheeykasta oo Ku dhiba wuxuu Ku baraa samirkar iyo dulqaadka
Qofkasta oo kafogadana wuxuu Ku baraa labadada lugood sidaad ugu istaagi lahayd

12/07/2020

Iga dhigo ehel saan kugu noqdo wehel
Arooryo suban

10/07/2020

Marnaba ha lumin waqtigaaga
Wayo ilalinta waqtigaga waa jiritaanka noloshada.
Jimce wanagsan asxaabta

Address

Mogadishu
WADADASHAQALAHA

Telephone

+252907844648

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afro France perfums and cosmatics and clothes 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share