27/02/2026
๐โจ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐จ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค โ ๐๐ข๐ฆ๐๐ข๐ก๐ข๐ข ๐-๐๐๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ง โจ๐
Alxamdulillaah, waxaan ku jirnaa Jimcihii labaad ee Ramadaan โ maalin kulmisay sharafka Jimcaha iyo barakada Ramadaan. Waa fursad qaali ah oo naxariis, dembi dhaaf iyo ajar labanlaab ah leh. ๐ค
๐คฒ ๐๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ป๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ:
Ilaahayow, Adiga ayaa Naxariis Badan, Nabadgelyo Badan, Dambi Dhaaf Badan.
Qalbiyadeenna nadiifi sida dharka cad loo dhaqo,
Dembiyadeenna naga mayr sida roobku u mayro wasakhda,
Iimaan buuxa nagu beer, tawbad dhab ah nagu sug,
Ilaahayow, naga yeel kuwa soonkooda la aqbalay,
Salaaddooda la kor qaaday,
Qurโaankooda u noqda shafeeco maalinta Qiyaamaha,
Naga dhig kuwa laga xoreeyo naarta,
Naga qor kuwa lagu arsaaqo Jannatul Firdows,
Nolosheennana ku dhammee kalmad โLaa ilaaha illallaahโ annagoo raalli kaa ah, adiguna naga raalli ah. ๐ค
Walaal, ha dayicin maalintan:
โข Saliga Nabiga ๏ทบ badso
โข Qurโaanka akhriska kordhi
โข Ducada ku dadaal, gaar ahaan saacadda la aqbalo
โข Sadaqo yar xitaa ha ka tegin
Ramadaan waa safar nadiifin qalbi, toosin nafta iyo soo laabasho Eebbe. Qofkii maanta ka faaโiideysta, berri k**a qoomameyn doono. ๐
๐ ๐๐๐บ๐ฐ๐ผ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ถ๐ถ๐ป๐