Xasan Taliye

26/12/2025
26/12/2025
Waxaa dab ka kacay d.xamar jajab gaar ahan mesha jajaban ee lamiga
26/12/2025

Waxaa dab ka kacay d.xamar jajab gaar ahan mesha jajaban ee lamiga

Jawab Wacan
26/12/2025

Jawab Wacan

โœ…JSP,Towfiiq,Karaama iyo Ramaas dhamaantood waxaa leh Xasan Sheikh shaqsiyaad ayaana wakiil uga ah.Lacagta ay ku ololeey...
26/12/2025

โœ…JSP,Towfiiq,Karaama iyo Ramaas dhamaantood waxaa leh Xasan Sheikh shaqsiyaad ayaana wakiil uga ah.Lacagta ay ku ololeeyeena Xasan Sheikh ayaa jeebkiisa ka bixiyay.
โœ…Waa Sida Ahmed Nor oo idin dhama Hormuud ayaan wataa waxaa ila tar-tamaayo isla shirkadaheyga kale ee TAAJ iyo Salaam Bank.
โœ…Alaa Mahad leh oo shacabkii fahansiiyay isku caana-shubka Xasan Culusow

Warbixin Kooban (Hordhac):Guud ahaan, Xisbiga JSP (Cadaalad & Wadajirka) ayaa helay 1,423 cod.Tani waa natiijo hordhac a...
26/12/2025

Warbixin Kooban (Hordhac):
Guud ahaan, Xisbiga JSP (Cadaalad & Wadajirka) ayaa helay 1,423 cod.
Tani waa natiijo hordhac ah, tirinta k**a dambaysta ah iyo xaqiijinta cabashooyinka waxaa shaacin doona Guddiga Doorashaqda kaidb hubin rasmiga ah

   Warbixnta Doorashada  | ๐—ซ๐—œ๐—ฆ๐—•๐—œ๐—š๐—” ๐—ง๐—ข๐—ช๐—™๐—œ๐—œ๐—คGuud ahaan, Xisbiga Towfiiq waxa uu helay 251 cod, sida ku cad natiijooyinka h...
26/12/2025

Warbixnta Doorashada | ๐—ซ๐—œ๐—ฆ๐—•๐—œ๐—š๐—” ๐—ง๐—ข๐—ช๐—™๐—œ๐—œ๐—ค
Guud ahaan, Xisbiga Towfiiq waxa uu helay 251 cod, sida ku cad natiijooyinka hordhaca ah ee laga helay xarumaha codbixinta ee Degmada Xamar Jajab.

natiijada k**a dambaysta ahna waxaa si rasmi ah u shaacin doona Guddiga Doorashooyinka.
#๐—ง๐—ผ๐˜„๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐—พ #๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ

Guud ahaan, Ururka Siyaasadeedka RAMAAS ayaa helay 1,766 cod.Tani waa natiijo hordhac ah, waxaana natiijada k**a dambays...
26/12/2025

Guud ahaan, Ururka Siyaasadeedka RAMAAS ayaa helay 1,766 cod.
Tani waa natiijo hordhac ah, waxaana natiijada k**a dambaysta ah shaacin doona Guddiga Doorashooyinka kadib hubinta rasmiga ah

 : ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—•๐—œ๐—ซ๐—œ๐—ก โ€“ Sanduuqa 1aad EE  Doorashada  Goobta: Xarunta Waaxda Gahayr โ€“ Degmada Xamar Jajab
25/12/2025

: ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—•๐—œ๐—ซ๐—œ๐—ก โ€“ Sanduuqa 1aad EE Doorashada
Goobta: Xarunta Waaxda Gahayr โ€“ Degmada Xamar Jajab

25/12/2025
25/12/2025
25/12/2025

Address

United States
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan Taliye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category