Ururka dhalinyarada Anzalooti

Ururka dhalinyarada Anzalooti Ururka dhalinyarada Anzalooti

waxaa aad u soo dhaweyneynaa musharax Golaha deegaanka D/X/jajabab mud MAXAMED ABDULE OMAR waaxaa leenahay guuleyso waan...
23/11/2025

waxaa aad u soo dhaweyneynaa musharax Golaha deegaanka D/X/jajabab mud MAXAMED ABDULE OMAR
waaxaa leenahay guuleyso waan ku garab daaganahay

06/08/2024

Hooyo hooyo hooyo
Hooyo

Ururka dhalinyarada Anzalooti Waxa ay cabasho ka yiheen maamulka dagmada xamar jajabGaar ahaa G /arimaha bulshada    oo ...
12/02/2023

Ururka dhalinyarada Anzalooti
Waxa ay cabasho ka yiheen maamulka dagmada xamar jajab
Gaar ahaa G /arimaha bulshada oo mar walba xaqa ay ku lee yiheen maamulka asaga cuna oo ka hor daagan wax walba oo ay xaqa u leeyiheen

19/10/2022
19/10/2022

Xulka da’yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta waxa ay soo hoyeen guul taariikhi ah tartanka (AFCON -CECAFA Zonal) oo dareen farxadeed oo weyn u leh shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Ciyaaryahannada, macalimiinta iyo maamulka waxa ay tusaale wanaagsan u yihiin xirfadda iyo dadaalka ciyaarhannada Soomaaliyeed, taas oo aas-aas wanaagsan u ah Xul Soomaaliyeed oo la tartama dhigooda gobolka iyo qaaraddaba.

Xulka Kubadda Cagta ee 17 jirrada ah ee qarankeenna, waxa ay muujiyeen in dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka go’an tahay in ay la tartamaan dhiggooda caalamka, aysanna niyad jabin karin kuwa ku gumaadaya fikirka xagjirnimada ah ee qaraxa iyo xasuuqa u adeegsanaya qaarkood, kuna gumaadaya walaalahooda kale ee la da’-da ah

Waxaan si dhow ula socday ciyaaraha xulka 17 jirrada ah ee ku matalayey qarankeenna Isreebreebka Afrika ee heer gobol ee Bariga iyo Bartamaha, taas oo aan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo bahda ciyaaraha dalka ugu hambalyeynayo hanashada koobkan oo dhabbaha u xaaraya soo noqoshada wacdarihii heer gobol iyo heer qaaradeedba ee Xidagaha Badweynta.

Waxaa amaan mudan tababareyaasha, taageerayaasha iyo guud ahaan bahda ciyaaraha Kubadda Cagta Soomaaliyeed ee garabtaagnaa ciyaartoydeena.

16/11/2020

Daawo Rigoroyingee X/jajab vs warta nabada

09/10/2020

Waa baga rasmiga ah

05/06/2020

Waa finaalkii tartanka is dhax galka Xaafada TOWFIIQ oo ku soo dhamaaday si habsamileh
Waxaa leeyahay dhamaan REER TOWFIIQ
Guul guul guul

Address

Mogadishu

Telephone

+252612930074

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinyarada Anzalooti posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Ururka dhalinyarada Anzalooti:

Share