31/05/2016
An amazing opportunity for Somali youth interested in writing/blogging/photography, apply through UNICEF Somalia.
Intenshib war qoris oo dhigital ah - Somali stories, told by
Waa fursad aad ku horumarin karto xirfadaada, asxaab aad ku samayn kartid, xataa qoraalkaaga lagu daabaco warbaahinta soomaaliya iyo aduunka.
Soomaali 15-24 sano oo kunool Somaaliya jecelna inay sheekooyin ay hayaan ku qoraan:
• Bogga internetka
• Warbixinno
• Sawir qaadis iyo fiidyow duubista
Waxa ku tababari doona, kuna hagi doona qorayaal xirfadeysan, sawir qaadayaal, filim duubayaal iyo suxufiyiin. Baro dhalinyaro kale oo tayo iyo xirfad leh oo jooga gudaha iyo dibadda Soomaaliya, helna fursad aad ku daabici kartid qoraaladada warbaahinta Soomaaliya iyo kuwa caalamiga ahba.
Hadaba iska warbixi in 300 words, deedna so raaci saddex qoraal/tusaale ood qortay iyo linkigooda. Emailkan: [email protected]. Ugu dambayn: 15 June 2016.