Farhan Dahir Shidane

Farhan Dahir Shidane follow me

31/01/2026
31/01/2026

Messi mucjiso ,aduunka mar soo martay kubada cagta

Kooxda wahaabiyada ceeb weyn baa ka raacday fadwadii Meydki lasoo faagay. Afarta shardi ee meyd Muslim ah lagu soo faagi...
12/06/2024

Kooxda wahaabiyada ceeb weyn baa ka raacday fadwadii Meydki lasoo faagay. Afarta shardi ee meyd Muslim ah lagu soo faagi karo ma waafaqsana qubuuraha Iskool Buluusiyo.

1. In meydka dhaqmadii laga hilmaamay

2. In Meydka aan qibladii loo jeedin

3. In meydka lagu aasay dhul dad kale leeyahay iyadoon looga ammar qaadan dadkaasuna codsadeen in dhulkooda loo banneeyo

4. In meydka maal lala aasay

Shuruudaha qaar waxaa dabataalla inaan meydku weli is beddelin sida dhaqidda iyo qiblo u jeedinta.

Filimka hororka -Waxuu Yiri🗣Lugteyda Midig Ayaaa Ku DugaN iskool bulisiya  Dowlada Halabxdo Ani Yey I wareerine
11/06/2024

Filimka hororka
-Waxuu Yiri🗣
Lugteyda Midig Ayaaa Ku DugaN iskool bulisiya Dowlada Halabxdo Ani Yey I wareerine

Aabe lagu qasbay inuu Qabriga kasoo bixiyo lafaha gabadhiisa kadibna qabri kale u wareejiyo.Aabbe Maxamed Muuse waxa uu ...
11/06/2024

Aabe lagu qasbay inuu Qabriga kasoo bixiyo lafaha gabadhiisa kadibna qabri kale u wareejiyo.

Aabbe Maxamed Muuse waxa uu xasiigan ku sidaa lafaha gabdhiisa Curad ee mumutaas oo 14 October 2021 ku aasay iskuul buluusiya

Dhuul gariir amuu dhacaa yaab badanaa

Magac ubixiya somaliyey
10/06/2024

Magac ubixiya somaliyey

Been badanaa
18/05/2024

Been badanaa

DEG DEG: Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Firdhiye ayaa kudhawaaqay in aysan dadka SSC soo xuli doonin 17-kii Xildhibaan ee PL d...
11/10/2023

DEG DEG: Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Firdhiye ayaa kudhawaaqay in aysan dadka SSC soo xuli doonin 17-kii Xildhibaan ee PL doorashadeeda ka qeybgali lahaa.

“Dadka ka soo jeeda SSC, doorashada soo socota ee Puntland k**a qayb gelayaan, dadka deegaanka ayaa sidaa go’aansaday, odayaashii soo xuli jiray ayaana go’aankaa qaatay” ayuu yiri.

Waa warkii ugu cuslaa oo kuwajahan xaaladdan kala guurka ah ee Puntland, talaabadan ayaa ka dhigaysa isbedel weyn oo siyaasi ah.

02/10/2023

Fadlan follow na soo dhaha

Madaxwane kuxigeenka Galmudug shaqadiisu  Cabdi waayeel shaqo joojintiisa miyaah. ?  Miyuusan shaqo kale lahayn ?4 ilaa ...
06/09/2023

Madaxwane kuxigeenka Galmudug shaqadiisu Cabdi waayeel shaqo joojintiisa miyaah. ? Miyuusan shaqo kale lahayn ?

4 ilaa 3 sano wuxuu leeyahay Cabdi waayeel ayaan shaqadii kajoojiyay .

Galmudug waxay leedahay in kabadan 30 wasiir, mana jiro hal wasiir oo shaqadiisa kasoo dhalaalay. Madaxwane kuxigeenku hadii uusan shaqada kajoojin karin Wasiiradiisa oo dhan. Maxaa daba dhigay hal qof ?

Allow run ma usheegay

Address

Kismayo
Kismayo

Telephone

+252615861840

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Dahir Shidane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share