Beesha Faqanuur Xasan

Beesha Faqanuur Xasan Dad mid ah iyo talo wadaag

05/08/2026

Wasiir Marium iyo dhalinyarada Faqanuur xasan .

28/07/2026

Shir looga hadlayay arimaha doorashooyinka dalka iyo matalada beesha Faqanuur xasan ayaa ka dhacay Degmada Kaxda shirka ayaa kusoo dhamaday si nabad ah.

28/07/2026

Umu Fuad
oo ka mid ah ganacsatada beesha Faqanuur xasan
oo hadal aad u qiimo badan kajeediyay xaflad ay soo qaban qaabiyeen dhalan yarada beesha faqanuur xasan

28/07/2026

Drs Naciimo Yarisow
oo ka mid dhalinyarada haldoorka ah oo hadal aad u qiimo badan kajeediyay xaflad ay soo qaban qaabiyeen dhalan yarada beesha faqanuur xasan

28/07/2026

Xeer ilaaliye Xariir oo hadal aad u qiimo badan kajeediyay xaflad ay soo qaban qaabiyeen dhalan yarada beesha faqanuur xasan
Kana hadlay arimaha doorashooyinka dalka

Hanpalyo xildhiban xasan barsey oo kusoo baxay Doorasho hoosaadka Xisbiga jsp  Allaha kugu Asturo masuuliyadda laguu igm...
15/07/2026

Hanpalyo xildhiban xasan barsey oo kusoo baxay Doorasho hoosaadka Xisbiga jsp Allaha kugu Asturo masuuliyadda laguu igmaday.

07/07/2026

Xafladda Caleemo-saarka Guddoomiyaha Dhallinyarada Beesha Faqanuur Xasan

Waxaa si heer sare ah loo qabtay xafladdii caleemo-saarka Guddoomiyaha Dhallinyarada Beesha Faqanuur Xasan, oo ka mid ah beelaha ugu waaweyn Shiikhaal Loobage.

Munaasabadda ayaa ku dhacday jawi sharaf iyo midnimo leh, iyadoo ay kasoo qaybgaleen waxgarad, odayaal, dhallinyaro iyo marti sharaf kale.

Sidoo kale, guddiga qabanqaabada iyo ka qaybgalayaashu waxay soo bandhigeen hab-maamuus aad u qurux badan iyo soo dhoweyn heer sare ah, taas oo ka dhigtay munaasabadda mid xusuus mudan oo si wanaagsan loo soo agaasimay.

Waxaan Guddoomiyaha cusub u rajaynaynaa guul, hoggaan wanaagsan iyo inuu si hufan ugu adeego dhallinyarada beesha Faqanuur Xasan

Gacmo wado jir bay wax ku gooyaan.

01/06/2026

CALEEMO SAARKA SULDAANKA GUUD EE BEESHA FIQI NUUR EE SHEIKHAAL LOOBAGE, MUQ
9 sano ka hor
Suldaankii h**e Faqanuur xasan waa beel Taariikh soo jireen ah leh

16/05/2026

Gudoomiyaha dhalinyarada Faqanuur iyo qaar ka mid ah dhalinyarada oo u dabaaldegaya maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May. Hambalyo dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed maalintooda qiimaha badan, oo astaan u ah midnimo, waddaniyad, iyo horumarka mustaqbalka dalka.

Qaranka iyo Qabilku waa isku lamanyihiin.

Address

Muqdisho
Hobyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Faqanuur Xasan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category