01/10/2026
Haddii aad leedahay munaasabad amaba aad rabto in aad ku xaragooto dharkii iyo agabkii dhaqanka: rag iyo dumar, waxa uu kuugu diyaar yahay xarunta Hargeysa Gallery.
Kaalay oo madashaada iyo maalintaada ku qurxiso hiddeheennii suubbaana, ee soo jireenka ahaa.
๐Cosob Mall, Jigjigayar
๐ 063 8881619