28/03/2025
ANSHAX WAY HELAYSA XAQEDA
Ilaahay wax walba wuu arkaa
Waxana wuu ogyahay
Majirto wax kaqarsoon subxana watacala
Ifiyo akhiraba hakashifo
Kolay ma jiro nin rageed aan hooyo dhalin
Welibana dhibaato laso marin
Majiro nin aan la dhalan hablo
Heerna soo gaadhsiin
Majiro nin haween la aantood socon karaa
Kolay ma ogi haduu jiro qofkaasu halkuu kayimi
Ayan daro kawayn majirto
Nin muruqiisa iyo maalkiisa
Iyo maskaxdiisaba u adeegsaday
Sidii udhibaatayn laha inan soomaliyeed
Oo welibana ka duubaya muuqalo anshaxa
Baal marsan diinta baalmarsan dhaqanka baal marsan somalinimada meelna aan kasoo gelin