Nimcan Nin-Qaran

Nimcan Nin-Qaran Intaan waqlihiyo wareerkani dhicin,
Wajaale wanaagsanaydee.

Illahay Naxariiti janno haka waraabiyo Abdiwahab Awale
23/09/2023

Illahay Naxariiti janno haka waraabiyo Abdiwahab Awale

Tijaabi aragaaga Imisa Number ayaa kaaga muuqda sawirkan!
16/03/2023

Tijaabi aragaaga Imisa Number ayaa kaaga muuqda sawirkan!

Safar khair qaba Alle Ha kaaga dhigo Adero Abdirahman Ahmed
11/03/2023

Safar khair qaba Alle Ha kaaga dhigo Adero Abdirahman Ahmed

Xerox, printing colour 55page/1mint
21/02/2023

Xerox, printing colour
55page/1mint

أنا الله وانا اليه راجعون Alle haw naxariste waxaa cawa geeriyoday Hooyo yurub warsame Oo caawa xaqii u imid Alle su,aas...
21/12/2022

أنا الله وانا اليه راجعون
Alle haw naxariste waxaa cawa geeriyoday Hooyo yurub warsame Oo caawa xaqii u imid Alle su,aasha ha kuu dhib yareeyo Marti la jecel yahayna Alle Haka dhigo hooyo

21/03/2022

Sheekh adan sune

Wakaaladda Biyaha Iyo Cusbitaalka Guud ha la hoos geeyo Dawladda Hoose Ee Hargeysa________Shacabka Caasimadda midh baan ...
21/03/2022

Wakaaladda Biyaha Iyo Cusbitaalka Guud ha la hoos geeyo Dawladda Hoose Ee Hargeysa
________
Shacabka Caasimadda midh baan leeyahay; Madaxweynahana midh baan leeyahay.
Shacabka waxa aan leeyahay: rejada aad haysataan ee rumaynaysa riyooyinka caasimaddana ka dhigaysa caasimad la caynad ah caasimadaha caalamka waa Maayir Mooge iyo goolihiisa deegaanka ee hareeraha iska taaga hawsha adag iyo halgankay ku jiraan oo Hargeysa la hagaajiya.
Madaxweyne Muusena waxa leeyahay, Madaxweyne' waa in Wakaaladda Biyaha iyo Cisbitaalka Hargeysa aad hoosgeyso dawladda hoose ee Hargeysa. Waayo? 30 sanno shacabka caasimadda waxa u dhaaminaya booyado iyo biyoolayaal, tirada dadka caasimadduna waxa ay ku sii socota 2 malyan oo qof caasimad ay dawladdu biyo siin laadahay bulshadeedi sow baaba' maaha? Cisbitaalka Hargeysa, haddii wasiir ka mid ah wasiiraddaadu xannuusaddo ama dhakhtar kale ayaa la dhiga oo ka dawladda laguma daweeyo, sababtana waynu wada og nahay tayada dhisme iyo dhaymo ee cisbitaalku leeyahay!

Tusaale ahaan; 4ta Malyan ee Doollar ee sannadkii ka soo xaroota baadhista karonaha Miisaaniyadda qarankana kuma jirto, hal sariirna loogama iibiyo bukaan-jiifka cisbitaalka meel ay martana lama garanayo, shaqaalahana lama siiyo bukaankana daawo looguma iibiyo! dhaqalaha kale ee maalinlaha ee ee cisbitaalku soo saaro meel ay gasho lama yaqaan dhisme casri ah iyo dhaymo dadweyne laguma sammeeyo.

Ciidanka Dab-demiska ayaa ah Hay'adda ay gacanta ku hayso dawladda hoose hargeysa kaalintooda nafhurnimo iyo adeega ay umadda u hayyaana cid waliba wataas ka maraga ah. Tayada ay Ciidankaasi leeyihiin ayey yeelan-doona Cisbitaalka iyo Wakaaladda biyuhu haddii la hoos geeyo dawladda hoose ee hargeysa.
Xil. Barkhad Batuun

20/03/2022

11 sano ka hor waa layaab! Raganimada iyo kalsoonida markasta laguu sheega waa intaa.
Ka cade Ahmed run ahaanti Waa Lipaax jab soo maray lkn guulaystay.

Adigu maxaad ka tidhi nolosha wiilkn?

19/03/2022

Jamac Karaacin iyo Maraykanka Jabkii kala qabsaday😀

19/03/2022

Ilahayow kuu naxariso, Sooran.

Address

Hargeisa
1

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimcan Nin-Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Nimcan Nin-Qaran:

Share