Sirta Nolosha

Sirta Nolosha Ka qaado xikmad ku anfacda

Nin ay dani haysaa ma bukoodo oo ma nasto cududaarkuna noloshiisa qayb k**a aha...
02/08/2026

Nin ay dani haysaa ma bukoodo oo ma nasto cududaarkuna noloshiisa qayb k**a aha...

Hadii siyaasi aad ka hoos shaqaysaa ku yidhaa "qof shaqadiisa kasoo baxay baad tahay si dhow ayaan isha kugu hayaa" ogow...
28/07/2026

Hadii siyaasi aad ka hoos shaqaysaa ku yidhaa "qof shaqadiisa kasoo baxay baad tahay si dhow ayaan isha kugu hayaa" ogow inaad kacaanka ka dheeraysay isla markaana aad tahay cida koowaad ee la xallin doono"

Goobaha shaqada kaliya joog inta aad ku abuurayso hal abuur aad adigu leedahay iyo inta aad ku dhisayso khibradaada...Se...
24/07/2026

Goobaha shaqada kaliya joog inta aad ku abuurayso hal abuur aad adigu leedahay iyo inta aad ku dhisayso khibradaada...

Se hadaad ku qaadato qayb noloshaada ka mid ah waxaad ogaataa inaad nooshahay waqtigii adoonsiga (slavery age).

.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sirta Nolosha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category