Mursi yare

Mursi yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mursi yare, Art, Hargeysa, Hargeisa.

11/05/2026

khaatumo yar

12/04/2026

political strategist
استراتيجي سياسي
"Somaliland waa Xudunta laga badbaadin doono Soomaaliya." Falanqeeye
Muuse Hassan Abdi

08/04/2026

madaxweyne cigaal AH
oo Chine UGA doodaya Ina xubin ka helaan qaramada midoobey

08/04/2026

taarikh qoran madaxweynihiii labaad ee Soomaaliland uH maxamed ibraahin cigaal oo qaramada midobey UGA doodaya in chiine ka mid noqoto xubin ka mida qaramada midobey

Xalay soo idiinma sii sheegin in kooxda   ay   ku waardiyayso  in lacagtii   siiyey ay hub kaga doonteen  .Waa kan   oo ...
02/09/2025

Xalay soo idiinma sii sheegin in kooxda ay ku waardiyayso in lacagtii siiyey ay hub kaga doonteen .

Waa kan oo la geeyey meeshii hubka.

Ishiina ayaa idiin macalin ah.

Itoobiya iyo Eretiriya ayaa in uu dagaal dhex maraa aad u dhowdahay. Ereteriya waxa ay mideynaysaa dhammaan jabhadihii I...
02/09/2025

Itoobiya iyo Eretiriya ayaa in uu dagaal dhex maraa aad u dhowdahay. Ereteriya waxa ay mideynaysaa dhammaan jabhadihii Itoobiyaanka ahaa ee diiddanaa xukuumadda Itoobiya, halka maanta Agaasimaha xidhiidhka caalamiga ah iyo Iskaashiga Milleteriga ee wasaaradda Gaashaandhigga Itoobiya si cad shaki u geliyey sharciyadda ay Ereteriya kaga go'day Itoobiya sannadkii 1993-kii, ka dib markii uu yidhi 'dekedda Casab waxa iska leh Itoobiya oo dalkayagu waa joogey Badda cas, immikana waxa naga go'an in aan gaadhno marinka Badda Cas iyo dekedda Casab'. Dhanka kale, dawladda Masar ayaa cadaadis badan ku haya Itoobiya, meelaha ay Masar soo dhex marayaanna waxa ka mid ah Somalia. Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa wafti u soo diray Somalia, weli lama shaacin sababta socdaalka waftigaas, balse waxa la hubaa in ay xaaladahani qayb ka yihiin socdaalkooda.
Sawirku waa sarkaalka Gaashaandhigga Itoobiya ee sheegay in dekedda Casab ay Itoobiya leedahay aynna gaadhi doonto Jen. Teshome Gemechu.
Xigasho faanfaani media

18/08/2025

Wargeyada calamka Soo citiraafkeda falanqaynaya

18/08/2025

saxafada calamka oo falanqaynaya madaxweynaha Soomaaliland
Dublimaasiyadiisa aqooned

20/04/2025

biyo guduud iyo Degaanka Awrboogaysba Cawa Waxa ka socodaa Dhaaqdhaaq Ciidaan Kooxda bariga Sol ayaa wada Dagal 👁️

20/04/2025

Jidali iyo Degaanka Awrboogaysba Cawa Waxa ka socodaa Dhaaqdhaaq Ciidaan Kooxda bariga Sol ayaa wada Dagal 👁️

Address

Hargeysa
Hargeisa
33

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mursi yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category