πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋, Art, hargaisa, Hargeisa.

29/05/2026

waamxay sugaan
halkan ka dhugo jawaab. waafi ah ijadoo. ah
abwaan axmed faarax cali (abwaan idaaja)
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

✨ Ku Soo Dhawaada Page-ka KORJAAN CHANNEL ✨πŸŽ₯ Ku soo dhawaada dhammaan asxaabta qaaliga ah!πŸ“š Halkan waxaad ka heli doonta...
28/05/2026

✨ Ku Soo Dhawaada Page-ka KORJAAN CHANNEL ✨
πŸŽ₯ Ku soo dhawaada dhammaan asxaabta qaaliga ah!
πŸ“š Halkan waxaad ka heli doontaan:
🌹 Suugaan Qurux Badan
πŸ“– Aqoon iyo Wacyigelin
πŸ’‘ Talooyin iyo Madadaalo
❀️ Iyo waxyaabo badan oo xiiso leh
Ku soo dhawaada PAGE KORJAAN CHANNEL
Ha iloobin Like πŸ‘ Share ↗️ iyo Follow ❀️
Intaa. Oo. Podh. Kuso samayso iso same
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

28/05/2026

maansadii waayaha nolosha..
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

27/05/2026

ciid mubaarik dhamaan umada muslimiinta melkasta oo aad kala jogtaa gaar ahaan waxa aan si gaar ah ugu sii tahnidaynyaa. family asxaabtayd ehelkayga. iyo shacabkayga rer .
alle. ciidan ciideed. bashbash iyo barwaaqo. caafimaad qab ha inagu gaadhsiiyo. salaaman amaane alle.
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

sugaantu waa: iidaanka/koosaarka. iyo labeenta afka-somaaliga.   ayay. ku qexaan. abwaaniintu
23/05/2026

sugaantu waa: iidaanka/koosaarka. iyo labeenta afka-somaaliga.
ayay. ku qexaan. abwaaniintu

23/05/2026

abwaan maxamed ibraahin warsame (Hadraawi)alle haunaxariisto qabrigana ha u waasiyo
"maansadii. anuunbaa. hooyada ah"
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

22/05/2026

Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan(cabdilaahi maxamuud xirsi) oo loo garan wayahy ( -Carrabey) alle haunaxariisto abwaan-salaan-carabay. iyo. cidi kala dhimatayna aan faatixada u wada marno
waxa. taariikhda abwaanka ino. tabinayo. mid kamid. ruwaada. sugaanta. soo tabisa abwaan shaacir.
πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan cabdilaahi maxamed xirsi. oo dadku o garan ogyihiin(Abwaan Salaan Carr...
22/05/2026

Taariikhdii, Suugaantii iyo Mahadhooyinkii Abwaan cabdilaahi maxamed xirsi. oo dadku o garan ogyihiin(Abwaan Salaan Carrabey) iyo. gabayadisi. qar ka mid ah so gudbin donaa insha allah ee. pagen. isha ku haya. abwaan alle haunaxariiste u ducewyo. waa malin jimce isaga iyo wixii dhintayba.
taariikhda abwaanka waa. ina so gudbin donaa.
abwaan Yuusuf cismaan low. oo loo garan og yahay. abwaan (yuusuf-shaacir) oo ka mid ah. ruwaada. soo wariso. sugaanta.siga ayaa. taariikhdisa. sugaantisa inoga warami dona. isha. ku haye pagen
fallow &lake& sher. inta. dhaha ma ka uu idin ka gaadho idim alle πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋

21/05/2026

taariikhda abwaan Mohamed Ibrahim Warsame (π“†©π‡π€πƒπ‘π€π€π–πˆπ“†ͺ) alle ha naxariiste oo ma mid aha. abwanadi. soomaliyeed kuwooda ugu waa wayn.
waxa aad ke helisaysa. taariikhda abwanda. iyo sugaantoodi...

Address

Hargaisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when πŠπŽπ‘π‰π€π€π 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐄𝐋 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category