Somali duurjoog

Somali duurjoog Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali duurjoog, Comedy Club, Hargeisa.

04/06/2026
23/05/2026

Ilaahay ha unaxariistee wiilkani oo lagu magacaabo Nuuradiin haaruun jamac ayaa maydkiisa lagu hayaa Cisbitalka wayn ee magalada Borama mudo afar cisho ah, 18-may ayaa lagu Soo jiidhay wadada u dhacaysa dila iyo kalabaydh, wiilkii jiidhay oo watay gaadhi noha ah ayaana keenay saldhiga oo is xidhay.

Wali waxaa la garan laayahay cid garata wiilkaasi sawirkiisana zaadka ayaa Laga Soo saaray iyo magaciisa oo card Laga helay ayaa lagu ogaaday.

Ilaahay ha unaxariisto nuuradiin ehelkiisu ha ogaadaan Sii sharegareeya dhamaantiin si loo arko

03/04/2026

Nio humaagedii umbaa jiree wax dawlada dalka k**a jirto ganacsatadii waa kibirtee iyagi sariflayaasha halagu midaharado waxay heleen dad aan axba odhanayn

08/03/2026
Ka jawaab suaashan   hanaga ilaawin
03/02/2026

Ka jawaab suaashan hanaga ilaawin

Soo sheeg magacyada u bixin lahayd   hanaga ilaawin
03/02/2026

Soo sheeg magacyada u bixin lahayd hanaga ilaawin

Numberka telephonekaga ugu dambeeya ayad noqonaysa hadii lagu yidhaa maxa noqon lahayd?
21/01/2026

Numberka telephonekaga ugu dambeeya ayad noqonaysa hadii lagu yidhaa maxa noqon lahayd?

Taabo calaamadan maxaa kuuso baxay?  iso dhe wll
21/01/2026

Taabo calaamadan maxaa kuuso baxay?
iso dhe wll

Sheeg midka uu cabato ma caano ma biyo ma shaah?   iso dhe wll 11k adaa ka dhiman
20/01/2026

Sheeg midka uu cabato ma caano ma biyo ma shaah? iso dhe wll 11k adaa ka dhiman

Address

Hargeisa

Telephone

+252659046575

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali duurjoog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to Somali duurjoog:

Share

Category