War sugan

War sugan nabad iyo nimco

09/09/2025

mid kamida activation shaleemoyinka

Dabaal degyo waaweyn oo lagu soo dhowaynayo dhammaystirka Biyo xidheenka Nile ee Ethiopia ayaa ka bilaabaymay dalka Itoo...
09/09/2025

Dabaal degyo waaweyn oo lagu soo dhowaynayo dhammaystirka Biyo xidheenka Nile ee Ethiopia ayaa ka bilaabaymay dalka Itoobiya ka dib markii dawladdu ku dhawaaqday in laga faraxashay hawsha biyo xidheenka oo soo taxnayd tan iyo sannadkii 2011-kii.

Adeegga Internet-ka ayaa bilaash laga dhigay dalka Itoobiya maalinta berri ah maaddama oo loo dabaal degayo dhammaystirka biyo xidheenka GERD oo si rasmi ah loo furayo.

Shirkadda Ethio Telecom ayaa sidaaas shaaca caawa ka qaaday.

Ra'iisalwasaarihii h**e dalka Thailand Thaksin Shinawatra , ayaa lagu xukumay hal sano xabsi ah , iyada oo laga khafiifi...
09/09/2025

Ra'iisalwasaarihii h**e dalka Thailand Thaksin Shinawatra , ayaa lagu xukumay hal sano xabsi ah , iyada oo laga khafiifiyey xukun h**e ugu dhacay sanadkii 2023 , ka dib markii xaaladiisa caafimaad xumaatay.

Shinawatra oo 76 jir ah, ayaa maamulay dalkaasi 2001 illaa 2006, waxaana loo haystay aflagaado uu u gaystay Boqortooyada

Address


Telephone

+252634940186

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when War sugan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment?

Share