03/09/2022
Barnaajkani waa mid faa'iido badan u leh bulshadeena geel dhaqatada ah. Waxa ay kaga Nasan donanan rafaad badan oo ay u mari jireen geelu marka uu ka lumo iyada ku qadan jirtay Maalmo iyo dobaada ba raadinta neef geel ah oo lumay.
Waxa uu GPRS kani u suura galin doona in neefkasta halka uu marka joogo loogu hagaagi doono si dhib yar looga soo kaxayn doono. Horumarka tiknology yada in aan la jaan qaadno inaga oo uga faaidaysan doona si haboon waxa ay inoo suragalin doontaa in nolosheenu samayso koboc horu sicod leh.