AhmeD NouH AdaN

  • Home
  • AhmeD NouH AdaN

AhmeD NouH AdaN ••••☆____الله☝️_♡_أكبر____☆••••

Cibaadaysan Cindiga Ku Hayee Daniba Waa Igu Celin Ciyarahaygii🤏😎💯✅️

13/12/2025

With Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland – I just got recognized as one of their top fans!

□ Aw kaysow Dabin Kaad Dhigtana Cidna Rabi  Kuma Ridee□ Dhaxaad kufka Kadeed DhaxewadoIz Lahayd Kifaax Kaligaye□ Rabiba ...
01/11/2025

□ Aw kaysow Dabin Kaad Dhigtana Cidna Rabi Kuma Ridee

□ Dhaxaad kufka Kadeed Dhaxewado
Iz Lahayd Kifaax Kaligaye

□ Rabiba Kaligii Wax Arko Ka Duleeyay Kufkaye

□ Markay Kugu Duntaad Iz Garata Kaligaye

□ Sawdigii Lahaa Kitaabkan Barta Kuli Diinte

□ Dadna Waad Kala Kaxayso Iblayz Waad Ka Darte

□ HA iz Koobin Aakhiraan Ka Hadhayne

□ RAGNa Waa Kufa Oo Waa Kacaye

□ TAREENKII Hadu Ku Kalifay Aduun Waa Kolpa Cayne

□ Rag Waa Kii Iz Kazbada Kol Ayy Tahaye

□ Ceebtoda Fakaarah La Korin Kagana Sheekayne

□ Ciyaalkana Haka Waalin Oo Kasiino Ha sarine Kanada iyo Kiniin Ha Habarine

□ Budhkaad U Kici Oo Waad Kibirtaye Ragbanad U Niikiza Oo Ku Dirte

□ Ka Adkayzan Maayo Oo Waan Ku Qabanayaye

■Bahqatani Waa Bah Qatan ■Anigu Waan Barjeeya■Bahqatani Waa Bah Qatan■Irbad Waa Igu Mudeen■Bahqatani Waa Bah Qatan■Babab...
26/09/2025

■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Anigu Waan Barjeeya
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Irbad Waa Igu Mudeen
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Bababna Way Iz Idhaahdeen
■Bahqatani Waa Wabah Qatan
■Alle Wateen Wahel Uma Baahdo
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Burhaana Way Sheegteen
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Balay Abaabulaan
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Biimana Way Wadaan
■Bahqatani Waa Baha Qatan
■Burji Maleh
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Alla Wax Badale Maxay Badali
Karaan
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Budhacad Weeye Dadow
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Bisinka Ka Qabzada
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Allow Balo Naga Bixi Adaa Bixin Kare Rabow
■Bahqatani Waa Bah Qatan
■Imikana Talow May Na Beegzan
■Bahqatani Waa Bahqatan
■Tawxiidkanu Ka Beegzan
■Bahqatani Waa Bah Qatan

21/09/2025

Waxaad Tahay Waa Laga Yahay Bahaleeeeeeeyyyyy🐕‍🦺🐕🦁

Address

Hargaysa

HARGAYSA

Telephone

+252634169747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AhmeD NouH AdaN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Establishment

Send a message to AhmeD NouH AdaN:

  • Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment?

Share